"> Djibouti: DjibTalk - votre portail pour Djibouti - Top Stories - Horn of Africa

July 31, 2014, 4:37 pm

  FRANCAIS | ENGLISH | SOMALI

  Home       RTD en direct      Contact Us      Advertising      Music      Caricature à Djibouti      DACS      Link      SOMALI NATIONAL TV      SAYLAC- LUGHAYA   

 

 
 

DJIBOUTI: Mercredi 27 Fevrier 2013 (DjibTalk) — Suite à son appel au calme lancé hier sur les antennes de la RTD, le ministre de l’Intérieur, M. Hassan Darar Houffaneh, a tenu ce mercredi une réunion avec les chefs de quartiers et les notables de Balbala.

Lors de cette réunion qui s’est...

Le Chef de l’Etat décore l’ancien Premier ministre japonais Yoshiro Mori de la médaille de haut dignitaire de la Grande étoile de Djibouti

DJIBOUTI: Lundi 3 June 2013 (DjibTalk) — Le Chef de l’Etat, M. Ismaïl Omar Guelleh, a décoré hier l’ancien Premier ministre japonais, Yoshiro Mori, de la médaille de haut dignitaire de la Grande étoile de Djibouti.

DJIBOUTI: Jeudi 6 June 2013 (DjibTalk) — Le Premier ministre a tenu hier au cabinet de la Primature une réunion de t...
DJIBOUTI: Mercredi 5 June 2013 (DjibTalk) — Le Premier ministre, M. Abdoulkader Kamil Mohamed, a présidé ce mercredi matin au camp militaire Cheikh Osman (CCO) de Balbala, la célébration du 36ème anniversai...

DJIBOUTI: Lundi 04 Mars 2013 (DjibTalk) — Le chef de la diplomatie djiboutienne, M. Mahmoud Ali Youssouf, a reçu hier le secrétaire général adjoint du Service européen pour l’action extérieure (SEAE), M. Maciej Popowski.
DJIBOUTI: Lundi 27 Avril 2013 (DjibTalk) — Le président de l’Assemblée nationale, M. Idriss Arnaoud Ali, a reçu ce lundi la visite de courtoisie de l’ambassadeur extraordinaire et plénipotentiaire de la République Populaire de Chine en R&eac...
DJIBOUTI: Lundi 29 Avril 2013 (DjibTalk) — Le Ministère de l’Agriculture et l’organisation des nations Unies pour l’alimentation et l’agri...
DJIBOUTI: Jeudi 28 Mars 2013 (DjibTalk) — Le gymnase du Lycée d’Etat de Djibouti a abrité dans la soirée de lundi dernier un match palpitant qui a opposé
DJIBOUTI: Mardi 28 Avril 2013 (DjibTalk) — Zhu Xinqiang, vice president of Chinese EXIM Bank , Prime Minister Hailemariam (center), and Moussa Dawazeh, minister of Economy & Finance of Djibouti, toasting glass of champagne after signing a mu...

DJIBOUTI: Arbaca 08 Avril 2013 (DjibTalk) — Sida aan la wada soconno doorashadii dawladaha hoose ee dhawaan ka qabsoontay gobollada jamhuuriyadda Somaliland waxa deg...

DJIBOUTI: Mardi 4 June 2013 (DjibTalk) — Le ministre de la Défense, M. Hassan Darar Houffaneh a visité aujourd’hui l’Etat Major de la Garde Républicaine. M. Hassan Darar Houffaneh a ét&eac...
La délégation se déplacera vers Dire-Dawa cliquez ici pour voir l'image & vidéo

ADDIS-ABEBA: (DjibTalk) Dinmanche 11 /12/2011 — Cela fait maintenant un plus de ans que l’on attendait l’arrivée de la première diaspora de la province de shinile(sitti civil society). En effet, plusieurs de nos compatriotes originaires de la province de shinile ont été accueillis en héros dans la capital Ethiopien Addis. 

Ces derniers sont venu d’Europe, d’Amérique du nord Ils sont accueillis par le gouvernement fédéral et le gouvernement région de Kilil5 ainsi des  hommes affaires Ethiopiens et les conseillers de ogaas Mustapha.  Cette étape incontournable du voyage a été un succès. La  délégation se déplacera vers Dire-Dawa ou ogaas Mustapha et le vice-présent de kilil5 ainsi que le maire de ville de dire Dawa sont le comité d’accueil. La premier visite va être le cimetière ou sont enterrés  l’ancien ogaas Hassan xirsi et le ogaas de gour-gouré(que dieu les amènent aux paradis Allahuma-Amiin). 

 


 ADDIS-ABEBA: (DjibTalk) Samedi 10 /12/2011 — La delegation de Sitti a sa tête le Président Mr Ismael Ahmed Barreh compose de 20 membres  en provenance de Londres est bien arrivee a Addis Abeba le 08/12/2011 vers 4h du matin. Acceuilli par des hauts responsables de la region somali (K.5) d Ethiopie notamment le Ministre  des Sports Mr Moulid Kalileh et du Secretaire d Etat de la Diaspora de la region K5 Mr Abdi Mohamed et en presence de Mr Aden Allalleh membres du Comite d organisation et d'Acceuil. La delegation sejourne depuis le 08/12/2011 a Addis Abeba en attendant l arrivee de deux autres groupes de Sitti en Belgique et du Canada attendu respectivement le 11/12/2011et le 12/12/2011 a l Aeroport Bole d Addis Abeba.

de la part d Eurojog a Addis Abeba

 

SITTI CIVIL SOCIETY: Le congres de l'Organisation pour le Développement  de la corn d'Afrique   SITTI CIVIL SOCIETY: Le congres de l'Organisation pour le Développement  de la corn d'Afrique

 


 

 

 

 

 

 

 

 
Comments
Name : roblou
Comments :asc to all mi muslim brothers and sisters good job im ISSA and DIIR we are nation vive diirta ISSA one love
Date : January 28, 2012, 9:41 pm
 
Name : Batoun
Comments :Asc dhammantin,Ciisow Raax dhee Waa anigi Batoun oo kuso labtay Kaftanku hadu si bato inu meel xuun naala gali iyan u maleeya. Balse haa ahatee mid baan oronaya Marwo ciise madobe:- sowta tii yarayd qirotay ,iya ku waydiyey ciida tahay iyo qabiilkaga ba.Waxaan u maleeya inaad tahay Mamassankii yaryara ee Hassan ka aha . Mida kale adeerka iog maxaad ku caayday.. Madaxweynuhu wuxu leyahay immunity mise waad hinasteey sidii inan yaro la fuuray lol QabiiLkad igu shegeysiid na,maa ihii dee aado , ind Miidna waxan oranaya inankan yare Geeljira aah ee geelka la jooga tuuladii yaray dee ee Casbuuli .Anigu horta uma maleyo inaad reer miyii tahay ee waxad tahay kuwa qurbaha ku ciireystay ee buufiska qaaday.. Ta kalena Dhuulkaygii Awdalwaan haysana,hadi kale Ugaas Mustafe Mohamed Ibrahim laguma calema sareen magalada Saylac oo meel aad iyo aad u sareysa kaga jirta tariikhda beesha Ciise... ee adigu Diri Dhaba miyaad haysata mise waa laga qaaday kk Geeljirow, qabiiLkad iyo waxad igu sheegeysiid na ma ihii lol Waxaan ahey ciise ciise dhalay hadi halkan anigu waqhtiga kuman lumiyen.Anigu kaftankii inntasan kuso kobey kkkkkkk Ado waxaan filaya inad Galaan Gajo. Mustaaqbalka ma ka hadalna siyaasad iyo magacaan Siti Civil Society SCS ee u eeg ki aay Dhuloosku ay labaxen SSC.. Anigu gar`ahan waxaan u arka uun Siti groupe xulufo ama is- bahaysii daan gaar uun wata .. Ciisana waxba u qabaneyn ... Siti civil society= So Rac+Hole Waardhiiq,Uurweyne,Fuurlabeh... waad salamaantuhiin
Date : January 22, 2012, 5:53 pm
 
Name : MARWOana ciisa madaba
Comments :walaal cabuli waan ku salamay reer djibouti way qoraan af somali wayna aqriyaan horta barasho wanaagsan meesha ciisa isku baran doona mid geerisa ka yimid ,Djibouti amaba raagi qaliga aha ee laaf dhabarka ciise anigu walahi in aan been ku shegay lawoogay waxu ku dhashay ali sabieh (cali sabiix) hoyadayna carta naag waxaan casajoog iyo jaahmagaroto ay iska dhasay sadex abtiirsin na ka so jeeda djibouti mana araag ethiopia lakin awoowg aya sanadadi 1912 ka shaqaysanay Ethiopia waxaanse ka jecelahay cisaha Ethiopia sabato ah wa raag dhiig leeh oo dhiiga iska roga halka kii djibouti doronki adeerkay aha u Djibouti ugaliyay gaacanta badaowdi ree hargeisa gaantawadankayagi shaqiiyadihi iyo gurushbowdi DJIBOUTI AYA KU LACAGAYSTAY ABAALNA UGU QABIIN LAKIN HADA REEDJIBOUTI WAXBADAN WA HURDEEN DAD QABIL YAQANA MAAY AHAYN HADA SE DAANDA AYA LOBARAN DAMEERBA KIISA HA RACO NINBA DEEGANKISA HA AADO
Date : January 13, 2012, 4:55 am
 
Name : MARWOana ciisa madaba
Comments :walaal batoun wali caytan ayaad wada nin yahow je noudrais rien vous dire apres ce la troisieme que je vois linsultation de mon kala waar dee niyohow aniga oo dumar ah aya iska ilalinaya in aan ku cayo mana hurdiin ee naag so jeeda ayaan ahay waan ogahay hada in aan ugaas leehay lakin hadalka fahan waxaan u jeeda wa marki hore.dulaada aad sheegaysi anigu walaal dhiig aan ciise ahayn ima so galo marlo diriyo awoowaha afarad mooye kana wa salla mar u awoowo borday ayaa xabaad bahabar muusa uka so helaylooooooooooool ee adigu ninyahow ku gaartaye awoowo foog ayan dhowraye maxaad matana tiri kabta xaarka miya xajadu wax yar aan ku sheego kaftan maqanide ma qaraar aya ku haya marku ciise kaba saan ah toshay ragi qatay kabasha shaga ah ayad tahay ayaan filaykkkkkkkkkk ee awowo ada keenay intas yar na ee kaman dhaylo kaftaan ku ha ino socdo kamaan ana ciisa madoba
Date : January 13, 2012, 4:42 am
 
Name : casbuli
Comments :Batoun oo nin noqday balo marbaan arkay wiil soomaali warsangali ah oo magaciisa iguu sheegay Shukri Ali markaasaan qosal suuxay kkkkk maantana kabasii daran wiil ciisa batoun caga yar la baxay kkkkkkkk. Batounoow ama Batounay rag in u dagaalamo waa arrin meesha taal guul iyo guuldarana ciyaar ku darsoo aanu Hayle salasee iyo Mingiste waan la dagaalamay Ayshaca iyo Bikina anaa ilaa maanta geela la jooga waliba xisaabta ku darsoo waxaan hor jooga 40 million oo Oroma ah iyo 3 million oo Canfar ah in aan kusii durgo mooyee wali lama soo sheegin wiil ciise galbeed oo kabihiisa ka orday dhulna laga qabsaday marka adigaa waxaan ku waydiin lahaa aaway dhulkii iyo furintii aad ciise u joogtay ee awdal? Wiilka Ogaadeen warkiisa isagaa sheegtay in u meesha u joogo cidhib tirka reer tolkii ogaadeen oo ay Tigree ku meel gaadh meesha ugu dhiibeen taasna way iska dhamaan doonta ogaadeena dal iyo degaan ma wadaagno wax aan isku sheegnana meesha ma yaalo
Date : January 11, 2012, 1:38 am
 
Name : Batoun
Comments :Waaka wiiL Ciise ,Ciise gormu kaftanka baran...Adeer ada afka ila so galay , mesha waa la kaftameyey ee maxa keeney caayda , caaydu waa calyo. Hadad waraanka xamileeyn gurigii habarta iska joog lol Anagu reer barigu waan la baxna magaaca Batoun mise idunku reer Galbeedku dumarka la baxa malaha kkkkk Mida kale orodo dhuulkagii so xoreyso .Shalay ,Haile salaase madaxa kaga fadhiyey, kadibna Menguiste iyo Derggi ba iska ka laha.Maantana Caagdheerti Ogaden (Cabdi iLey)iya iska lee.Wata caabadkagi naso garey ila iyo Europa. Mida kale xassuuqi 1960 uu Haile Salaase kaga saray Ayshaca iyo Shinile miyaad iLowdeey ...Sowdigii Somalia iyo Djabuuti u qaxay ee aad so wada Luugeyseen kkk Geridu nimaan garaneyn iyo geljire ku roontahayey .Badowow Luugta xaarka kkkkkkkk
Date : January 10, 2012, 6:33 pm
 
Name : Casbuli
Comments :Batoun hortaa sidaa raggana waad u hadlaysaa magac dhidigna waad sidaata ee siday wax u jiraan? cajiib waar ciisa afka habartood leh iyaa naga qabtaa intaa ka dib hortaa ma soo lugeyn ee wali casbuli baan geel la jooga Djiboutina dushaan ka ilaalshaa ee warka sidaa ula soco aado hadaan intaa warka ku soo koobo aduu sidaad u boodaysoo waxaad ila eegtay qof reer geerisa ah ee bal waxaad uga soo warantaa salal iyo saylac iyo dhulkii aad dayacteen reer geerisaadu!!!
Date : January 10, 2012, 3:33 am
 
Name : Batoun
Comments :Asc...Ciisow Raaxdhe Waan ku salameey Casbuuli ... Adu horta, halkee ad kubada ka ciyaareysa .Ma waxan kugu tiriya kuwa so luugeyey mise kuwa kale...etc Mida kale Ki ta dis ke les Djiboutiens ne savent ecrire ni lire la langue somalienne.iLbaaxnidu iyo diintuba waxay kuso horeyeen Xeebaha magaloyiinka bariiga sida: Zeylac,Djabuuti,Bula Xaar iyo qaar kalo badan.Ta kale Ciisahu mahey uga hadlan unn Diri-dhaba,Shinile...etc Maxa loga hadli layahay Saylac, Gerisa,Xarirad iLeen waa dhuuL Ciise .Anigu koley maan dageyn Shinileh iyo ... Melaha xune tagaxune ee Tukhaanka iyo Taagfiga badan leeh ... etc Waxaan dagi laha Saylac&Gerisa Waad Salamaantihin
Date : January 9, 2012, 6:52 pm
 
Name : Batoun
Comments :Asc , Salaan sare Marwo ... imisaad ka maqneeyd wadaanki ? Mise imikaad hurdada ka so tosteey.Besha Ciise maanta waa leeyahay Ogaas .Mida kale ado aan Ethiopia uu xaga bixin,waxba kama taqaniid reer iToobiya ama Ciisaha dagaa Diri-dhaba iyo agagakeerda kkk Lakinse sheekaba sheekeey keentaye, maxa ado Gabar Ciise aah ku geeyey Hargueisa ? mise waxad tahay kuwi aay DuuLa-Dabadheertu(isaaq) aay dashay lol intasi na wa Kaftan kkkk
Date : January 9, 2012, 6:08 pm
 
Name : casbuli
Comments :Marwo iyo batoun waa idin salaamay salaan ka dib waxaad dooda soo gasheen goor ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen midbaanse ni odhan lahaa hadaad reer Djibouti tihiin oo aad maanta af soomaali soo qorteen waa illaah mahadi barina waxaa laga yaaba in aad ciise iyo Djiboutiba wax u tardaan soo dhawaada oo Djibouti ni qaadi maysee u soo guura gobolka Shiniile illeen kolayba waxaad tihiin dadkii ama ubadkii reer shiniile ee Djibouti gaalka ka xoreeyay
Date : January 9, 2012, 8:42 am
 
Name : marwo
Comments :walaal ciise dir kama bixin sida aan ogahay ee wa diir hadi waxay u kala dadsanayeen wa bila ugaas.waxa aan ka sheegi lahaba diridhabe maan arag djibouti waxaan uga baxay kaliya hargeisa 13 ciisho oo kaliya kadibna europe markaas waxba kama sheegi karo waxay u leeyihin waxba qaliyobayana walaal nolosha aya adag ethiopia intaasna wax ceeb ah amaba wa qabyalad la odhan karo maha . waxase ku sheegaya marlabad iska dah uqdada ninyahow.
Date : January 8, 2012, 9:02 am
 
Name : Batoun
Comments :Asc, Waa nasiib daro ineey gabaadh ii jawaabto. Marwooy afkaga caano... waxan halkan idin tusaya iney dadka (Ciisaha)reer galbeedku gar`ahan kuwa daga Diri Dhaba ay yihin dad ad u xun oo fiiro iyo qabyaalad isticmalla .Waayo Diri Dhaba faraha Beesha Ciise Madobe Dir kamay baxden . lol Waayo waxa la arkey iygo kala yal yala oo isku dubneyen ... Maanta magaladii Diri-Dhaba waxa qaatay Oromo iyo Gurgure iyo qaar kale o badan...etc Markan kaso xaga baxno Djabuuti waxan maqli jirney waku wan maxkax Kaluunti,wax ma digati ,imikey caanihi iyo khatki ay qaali nagu noqonayan qaali iyo noloshuba kkkk Ano so gabinaya : - I`would like to say a Communist soviet and a Capitalist have a different point view of life Ciisow Raxde Wad salamaantihin lagu qaabay .
Date : January 4, 2012, 9:31 am
 
Name : marwo
Comments :asc war nimanyo meesha jiir ka tahy naaf bisaad wa ka ciiyar markaan wada aqristay dhamantihin labada raag ee wata eleyeh wali iyo lion war daanaha besha ciise aya laga hadlay ee ninkan saxaan ee meeta wata maxaad jidka uga leexinaysan waan inkala furi laha lakin wanan kala garayn ETHIOPIA ANIGU dJIBOUTI ayaan ahay mida labaad willkas wax qabil ah oo magac ciise u kala qadayo maan arag iniga umba wax kala wada hole iyo hawlaqade iyo celayeh iyo ciiso dha ils sont tous le meme ma wadin sideen danaheena iyo dadkeena wax ugu tari lahayn inaga oo waliba isku dubaan inteena qurba joogta war bila macnaha ah intaan iska dhafto .
Date : January 1, 2012, 4:42 pm
 
Name : marwo
Comments :asc way wanaagsantahay masha allah ninka wata batoun walaal caydu ma ficno kuwa kaso luugeyay Ethiopia eed sheegaysid wa daad ciisa ah kuwa aad sheegayso ee joga Djiboutina wa ciise xageed wax u wada mida labaad xususo oo dib ugu noqo tariiqda raagi Djibouti cadawga ka riday saxxib cadowgod ha jabbe laaf dhabarka ciise ee Ethiopia aana ciise madoba wa ku side je voudrais vous dire seulement ca frere
Date : January 1, 2012, 4:00 pm
 
Name : Batoun
Comments :ASC , Cissow ,Ecoutez-bien Il y`aura jamais a Djibouti 1 "Printemps Arabe" Djibouti est un tout petit pays et on a pas besoin des multipartismes, (Xisbiyo badan), democraties et enfin 1 soulevement oubien revolte.Puisque on est a peine 1 million d`habitant + plus les refugies(issas)Ethiopiens: kuwa so lugeeyey kkkkkkkkkk Ku tusalo qaata dowladi Somalia iya AUN Siyad Bare
Date : December 20, 2011, 8:05 pm
 
Name : robleh
Comments :good job to mi muslim brothers and sisters its time for us ISSA to by ONE from every corner MI ALLAH BY WHIT YOU MY BROTHERS AND SISTERS ismael omer G killes ALL MI ISSA people ROBLEH FROM MInnisota good LUCK ONE LOVE
Date : December 10, 2011, 10:16 pm
 
Name : Eleyeh-wali
Comments :Lion Abti meesha waa lagu kaftamaayee ninka meetaa ee xayraanka ah kalida soo taabo habartaa taga xume ee afka dhogorta ku leh ee xumaanta iyo qorika xuladdaka ah dooni in u ummadda iyo ciisaha ku dheex tuuro.
Date : November 29, 2011, 6:39 am
 
Name : lion
Comments :asc abti eleye waliow ha nagu sookiciin aarka ee naga daa ha hurdee wakusidee ma ceebteena baad rabta inu kashekeeyo lasoco waan kilkillinaya yee
Date : November 29, 2011, 6:01 am
 
Name : Eleyeh-wali
Comments :waar ninkii Meetee sawkan aamusay toloow ma nac-nac ciyaalbaa lagu sasabay illeen kolkii horabaa aqli intaa dhaafsan ma hayne?cajiib islaan duday sidaa loo soo cesho waa sahal laakiin nin duday ama hinaasay ciisoow bal iyadba waa quduree meel isla dhig ??????????????
Date : November 28, 2011, 4:57 am
 
Name : Meetaa
Comments : Waxaad ogataan ilmaa fadhii ku diirirow ama ilmaa baaltogow, xaqiqda jirta dhan uu raaca,haa isku maawelinina wax aan soo noqon kareyn oo dhalaan habaabisa ah iskagana ilooba Ciise waa wada Ciise,sidaa aad u ilowdeen Saylac iyo Lughaya, ee awooda looga qaatey sidaa oo kale u ilawa waxi laa odhanjirey dadku waa wada ciise ee camalkood ayubmaa kala nuuc nuuc kaa dhigey, sii aadana waad u ogtihiin dadka xabaley arimaha aan ko ku soo xuusey. waxaanse u sheegi ninka labaxey Ceeleye wali waxaan u maaleyn in ay adiga wax iskaga kaa darsanyihiin oo waali kala garanla waxaa ay hadda meetaa tahey, haddi aan waxa kaga sheego, waxaa ay tahey Meetaa waa Ceelal ka qoodan dhul ay dixii maarin oo ilaa lix shub ah, sido kale Lion waxaan rabaa in aan ku sheego Anniga imaa ay dhaalin gabadh Ceeleye, ee Ceeleye ayaa ah walaalki necbe
Date : November 24, 2011, 2:42 pm
 
Name : lion
Comments :ina oumar bouh asalama caleykum
Date : November 24, 2011, 1:02 pm
 
Name : Mahamuud
Comments :Horta nin ciisa dhab ah ciisa ninoda lama barayo lakiin xeer wax ka maqan waa labari kara kolka ciise waa wada ciise laleeyahay shisheeyaha ayay ku fiican tahay ninka ciisaha se waxaa lugu yidhaahdaa aado maxaa ku hele waa lawaydiiyaya hadii laga caawin karo waa laga caawiya sababta oo ah waxaa la odhan jiray ciise wuxuu leeyaha (iga dhow ,iidhiib ,iidheh)ninka iminka had iyo jeer ku dhawaaqaya ciise waa wada ciise waa nin dadka in uu dhalanhabaabiyo doonaya oo maatida ku beer laxawsanaya.ciise waa wada ciise maxaa ka fiican hase ahaate e waxay taasi baaba aday 1977 waxaan se lee ahay illahaw sooceli jacaylkii la isku qabay
Date : November 24, 2011, 1:01 pm
 
Name : Eleyeh-Wali
Comments :Meetaaw xitaa tuulada Meettana miyaad diiday? ceelal waxay ahaan jirtay sida la sheego 40 sano ka hor laakiin maanta tuula yar markaa hadaad xitaa kala ogayn magaca aad sidato wuxuu ka turjumi waxay mar kale dadka ciise u cadayn in aad tahay oday murxay oo maan guuray ee illaahay ha ku sahlo ciise iyo walaaldoon midna ceel ka waraabin maysid. Mida kale hadaad tahay nin diidan dawlada Djibouti noo sheeg waxaad ku diiday iyo wixii ay samayn lahayd laakiin cay iyo reer nacayb meel ku gaadhi maysid geel durduryayna qoortiisa ma dhaafo.
Date : November 24, 2011, 9:41 am
 
Name : lion
Comments :walaalkay meeta waxaan dhihi hadaan aqligaab ahay sidaada ayaan ciise kala qadilaha oo hunguri uu ordillaha oo naaski aad nuugtay wax uga sheegi laha alle ha ku cawiyo
Date : November 24, 2011, 6:49 am
 
Name : meetaa
Comments : Shakhsiga labaxey magaca LION, oo intaa wax kaa sheegayo ashkhaas iyo qabaail, haddi aad sii gaar ah aad u necebtahey dadkaa aad soo magacdhabeyso Sida Buux ama daf iyo qabilka aad gada ku soo sheegtey waa naceyb shakhsii ah oo aad u heyso ashkhaasta aad soo sheegey.Ciise waa wada ahaan jirey ciise ,haddaase maa u maaleynaayo ilaa intaa wax lasaxaayo inkaste oo aad u muqaato shakhsi aragtii gaban, marka hore wax baro
Date : November 24, 2011, 5:20 am
 
Name : meetaa
Comments :Kukhashaafey aad sheegeyso iyo dadka kale ee aadka u aqliga gaaban iyo kuwa kale ee dhul ay waxba kagaraneyn iskaga sheeg sheega waxaa ay donayaan sida adiga oo kale oo ku sheegey meetaa in ay tahey tulo ,ayaan ugaa warbixiina dhabta jirta adiga waxaan sii gaar ah kugu sheegaya ceeleye waliyow meetaa waa ceelal ee maha tuulo, kuwa kale ee aad ku soo sheegtey in ay khashaafeen waxaan u maaleyn in ay yihiin kuwo sidaada u aqli gaban, waxaanse horey kugu sheegey waa wax jiira haddise aad indhaa isqabaneysid arin adiga ku taalo
Date : November 24, 2011, 4:59 am
 
Name : lion
Comments :walaalayal ciise isma kala xigo oo waan wada ogsoonahay lakiin wa lakaftamayaaye yaan la moodin dagaal,in lais waaniyo oo la is hogatusaleeyo waa wanaag. waxa iga kaftama walaalkay meeta maad hilmaamtay naaski macana ee hooye dhabdti diranaayd iyo sida ay kudaryeleysay, mise cadhadi gabadhi lafuray baad haysa,mise dhanqanki daaf ee abti nacaybka aha baad dhaxashey, Walaalayal buuh ha matagee kilkilliya wabillahi tawfiiq
Date : November 24, 2011, 4:50 am
 
Name : Eleyeh-wali
Comments :Meetaaw hadalkaagu ma leh nuxur iyo murti waxna waad sheegayn wayday marka in laga khashaafo oo jawaaba lagu siin waayay waad aragtaa laakiin marba hadaad tahay nin ciise oo yara araaraxay sidii waraabe ciir dhamay sidaa kuugu dayn maynoo ee bal ninkii LIBAAx waxaan odhan lahaa aar odayga ka daa Waaruuf oo gee tuuladii meetee una dhis gabadh odax gob oo habaryar u ah marna ceeleeye sariirta ha ku maaweeliyo sidaa dhalaanka marna hawsha ciise ha u diro illeen waaba hawshaqaate(amar qaate)
Date : November 24, 2011, 2:36 am
 
Name : Meetaa
Comments : Waxaa hubaal ah intaa u ciise,iisi saxaayo oo loo soo noqonaayo geedki laa isku calool xaadhan jiirey waan waani cirkey jirtaa,ama kuwan hadda laa leeyahey waxaa ay u baxayaan Etoobiya, waa mu,aamarad beened ah, waxaana kaa buuxa dad u adeego dana shiisheeye siida Jabuuti, oo ah meesha Ciise baabiisey,kala foogeysey wadaa taashiga Ciisaha Geeska AFRIKA, haddana marabto isku imaad taalo ciise
Date : November 23, 2011, 6:20 pm
 
Name : Robleh
Comments :walaalayaal, Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa sedex meeris oo ka mid ah maanso dheer oo la yidhaahdo DADKEYGOW, kolba qayb ayaan idiin soo diri doonaaye haduu illaah yidhaahdo ee igula raaxaysta. • DADKEYGOW • Dawankaan dhawaaqee • Dhagaheyga diirshee • Dibnahii gu’yaal badan • Gabaygaba ka daahnaa • Dabarkaba ka jarayee • Kheyrka loogu dawgaley • Kuwii soo diyaarshee • Doodwanaag inoo furey • Iyo kuwa dalbanayee • Aan daaliheynee • Kolba bayt degsiiyee • Diiwaannadaan qorey • Salaan baa u dirayaa • Diirranaan ku idishahay • Daacadnimana dheer tahay • • Ma og tahay dadkeygoow • Inay diintu nabad tahay • Dugsi kheyrka keeniyo • Doog iyo barwaaqiyo • Meel damiirku nagi yahay • Dadka uu walaal yahay • Aan laysu dudin oo • Dilka iyo colaaddiyo • Qoloqolo u diririyo • Daris laysu laayana • Degmadu ay ka faantaa • Nabad lagu dekeeyaa • Cirka roob ka da’ay iyo • Dhulkoo soo dillaaciyo • Durdur aan go’ayn iyo • Deeqaha Ilaahana • Daahiiba laga furo. • • Ma og tahay dadkeygow • In Qabiil Dir-Jaan yahay • Duumada ka daran yahay • Marna inuu dilaay yahay • Cudur aan dawoobayn • Qofka uu duraantee • Mudda badan duljiifee • Daris wacan la yeeshaa • Inuu duluf ka dhigayoo • Dareenkiisa lumiyoo • Dhiig durduura mooyee • Wax damqaaya ay jirin. • • Da’ yar waxaan iraahdaa • Dhagahood ku diirshaa • Dibjirradan yaraannimo • Dugsiyadii ka yaacee • Daroogada la barayee • Soo dabaaliddood iyo • Daba-qabashadoodaba • Inay dawrka maanta ah • Dusha ay ku qaataan • Caqligana la doodaan • Aqoonta ay ka duulaan • Dagaal xooggan kiciyaan • Dunidda ay mushaaxaan • Iyagoon dalkoodana • Docna ooga baxahayn • Illayn duul horaa yiri • Shimbiraha dabaashee • Laamaha dulfuulaa • Mid waliba debeecada • Tii ay la daristeey • Damaashaad wadaagaan.
Date : November 23, 2011, 6:03 pm
 
Name : Mahamuud
Comments :Waa anigoo mmahamuud ah waaxaan ugu soo noqday waxaan soo jeedin lahaa talo waxanan djibtal ka codsan laha in ay forum aqoonta iyo afkaarta fiican la is ku waydaarsado samayso waxaanan jeclaan laha in uu ciisaha ugaarnoqdo waa hadii ladoonayo in dadnimada iyo dulka ciisaha in wax looqabto ladoonayo oo runta laga hadlo ninkii aflagaado iyo ciyaala suuqnimo layimaadana aan loo jawaabin wa lilaahi tawfiiq
Date : November 23, 2011, 4:20 pm
 
Name : Mahamuud
Comments :Dadku waa caamiye,caalimiyo indheer garad.hadana intuba way iskabaan macnaha way isku baahanyihiin camiyaha arintiisa ika da waa lawadagaranaya waxaan idin kala doorsiinayaa caalimka iyo indheer garadka.aniga waxay ila tahay in caalimku nin wax bartay yahay waxay doonta ahaate e indheergaradkuna waxa uu caalimka dherryahay meel dheer ayuu wax ka arkaa waan raga hada aduunka utaliya waxaan arintaas u soo qaatay bal ciisow waxaad ii sheegtaan calanka kaliya een gooni u leenahay jawaabtu waa majiro laa kiin waxaa jiray dhul aan gooni u lahayn hada se faraha ka baxay dheeldheel iga ma aha waa dhab itoobya waxaa kusoo durkaysa oo dhib ku hayya oromo iyo cafar, soomalia eyada haba sheegin oo lagama hadli karo,jibuuti waxaa layidhaada 1/3 dhulciiseed yahay waxaa la ilowsan yahay in wax layidhaahdo gobalka carta lasameeyay oo labada qawmiyadood ka dhaxeeya cartana waa lagaranayaa halka ay ku taalo waxaa kale oo intaas dheer dawladnimo darteed amaba midnimo waxa midnimo kusheega darteed hadii dhulka ciisaha ee jibuuti jago labixinaayo in lagu bixiyo 50/50 somali iyo canfar.balbal hadaad tagtid ayaad arki taas hadna waxaaba ku soo biiray axmaaro intaas baraarujin ayaay iga ahayd oo wax hayb nacayb ah yaan loo arkin waa waxa ay qawmiyadaha kale ba ku xisaab tammaan
Date : November 23, 2011, 4:10 pm
 
Name : Mahamuud
Comments :hortadadka halkan ka hadlaayow halyayyo ciisa ah ka hadlina ceeb ayaaynigutahay sababta oo ah halyaygu maa aha ka dhintay oo kali ya waxaa nool halyayyo badan oo aqaar la gubahdili oo aad taariiikhda nin kii garanaaya ee ciisaha waxlajecel uu kadamqanayo waxaase layaabay ciisaha qurba jooga ah ee kunool wadanno dimuqraadiya sifiicsn eysgs iyo ciyaalkoodu waxay doonayanba si dagdag u heelaan in walaalahooga dulmiga kunool kolka la gawracayo in ay qoorta uqabtaab ma aha hadii faraan aad arintaas ku dhaafsato waxaad xasuusataa in ayjirto maalin dulmiga iyo markhaati beenaalahaas la gu su aali doon ama ceeley ahaw ama hole ama hawla qaade amaba ciisa kale ahaw
Date : November 23, 2011, 3:35 pm
 
Name : mahamuud
Comments :waxaan ka xumahay arinyar ooy dawlada fadaraalka ee itoobia ay wadato in ciisa kacay layidhaahdo ciisuhu waliigii ayuu jray waana jiridoona laakiin waxaan jecelahay in ciisuhu uu ogaado in dhul leeyahay haday tahay somaloiland ama soomaliya itoobia iyo jibuuti intaba dad ayaa naladagan horta waaxaa fiican in aan xuduudaheena soo xasilinaa taas na waxay ku imankarta innaga oo heshiis nabadeed lagalna qawmiyadaha hareerteena dagan een had iyo jeer macna darada is ku haayno hada qawmiyadaha aan sheegayo waa kilil lo inaguna qabiil kilil dagan ayaan nahay in aan sida ciyaalka isku cayno ma aha oon kolba mid usacab tumno hadii nin fiican aad aragtiin ninkaasi waajib kiisi ayuu guttay waana ku mahadsan yahay mana aha in taas uu umada kale ku guu maysto waa haday jirto mucaarad iyo muxaafad wala yeelan kara hadii mucaaradka abaa jahal loo arko waxay noqonayaan ninkii rasuulka in tuu uyimid suu aalo waydiiyay dabadeed ku yidhi waa wallahi waxaan qiraya nin aad rasuul alle tahay mu salamann ibu alkadaabna beenaale yahay maxaase jira beenaale reer hebel ah ayaa iidhaama runlow reer hebel ah
Date : November 23, 2011, 3:15 pm
 
Name : Meetaa
Comments :Waar nii aawey
Date : November 23, 2011, 1:07 pm
 
Name : meetaa
Comments :Waxaan ku talo sinayaa Beelaha Ciise in ay wax yaalo badan oo been ah kaa firsadaan, dabandaabyo beneedka , la rabo in umadda lagu xabaalo, ee ay soo malegaan d dad u kiireysan dane dad kale,halxaraan ah madhaasho ilmo xalaal,arintaas haa laa ogaado
Date : November 23, 2011, 10:32 am
 
Name : meetaa
Comments : waaliginbaa hadda meel u yaac yaaca oo igu kala sheega howlaqaade maatihid marra igu sheega buux rayale hoodhowna waxaad rabtaan ee kale igu sheega, waxaanse aan sheegayo waa wax jiira oo run ah, oo aan laa iskaga soo noqoneyn, kuwaa raabo in wax laa qarqaariyo, ee u maddana ku hoodi jiirey beenta waxaan ku leenahey beenti nucaas aheyd waa ay dhamaatey
Date : November 23, 2011, 8:26 am
 
Name : kadeer
Comments :Alla awowgay celeeye waliyo ishi qudha ee uu bouh rayale laha bu nagu arkee ishii dansanayd allow u bixi wax kale ha arkee amiin.
Date : November 23, 2011, 6:00 am
 
Name : lion
Comments :buuh rayale oo labaxay ahmadoo waad cebawday eee isqari waxba meeta halabixiin djiboutiina 3 sano ayaad jogtay ee gorma ayaad reer djibouti noqotay waar xisho koley biinle amba baxaar amba cali hayiil matihiid ee ma gada baad tahay?kkkkkkkkkk hawlaqade cisse kalaqadaqadaya na waa noo kow e yaxye yu kuwaliin ina cali kalageeya
Date : November 23, 2011, 5:39 am
 
Name : Meetaa
Comments :Dadkan meeshan iskugu yimid waa dad ay soo ururiyeen maamulka Jabuuti ee madaxa kaa yahey Beesha Mamaasan(Ceeleye) ee mahaa wax lagu sheegi karo isku imaad beelo ciise, oo soo indhaa indheyneyso dhulka Ciise ee geeska Afrika. Waxaanse u sheegeyna in ay beesha mamaasan(Ceeleye)iyo beelaha daba dhilifka uu ah ee ay adeegsanayaan in ay dhamaatey hadaalo been ahaan jiirey, oo lagu joojisan jirey Ciisaha.Sido kale waxaan u sheegey beelaha Ciise ee kale in ay danahooga kawada tashadaan,ayna madaxa kasaraan waxyaabo been ahaa oo in badan loogu soo joojistey.Haa laa ogaado in ay waxba kaa jirin waxan lagu soo sheegey kulan arimo ciise
Date : November 23, 2011, 5:05 am
 
Name : lion
Comments :ASC walaalayaal waxa xusiid mudan oo in lagu farxo aah iin ciise wada ciise yahay oo cidna ciid caaro dhereeyn ciise wuxu uu kala baxa CEELEYE OO AH CURAAD HAWLAQAADE OO HA XEER ILLALIYE EURLABE OO AAH MAAL HAYE HOYONA LAWADAAGA WARDIIQ AMBA ABDIRAHMAAN OO AAH OGAAS AMBA GUDOMIYE HORROONE OO AAH DIFFACA CIISE WAQROON AMBA OURWAYNE OO QABILSAAN QABANQABIYE XIRIRIYE BARARUJIYE IYO WARGALIYE HADABA SIDA DARTEED CIISE WAA QARAAN EE QABIILKA KADAYA.
Date : November 23, 2011, 3:24 am
 
Name : Meetaa
Comments : Waxaan u maaleyn in aad cidlaa been ah aad ku hadaaqeyso ninka Ceeleye wali sheeganaayow, oo aad wax jiira aad iskaa indhaa taxaabeyso, waxaan u maaleyn magac curaad oo laagu magcaabi jiirey Ceeley oo aan horey ugu maamusney maa sii jiri doono ee taas ogaada, waxaanad ilaa tahey dadla dhalanteed isku maa weeliyo ee isku saabo beenta iyo sheeko caruureedka, Howlaqaade waa Ciise dhab ah Ceeleyeh waxaa ka buuxa heerimaad oroomo u badan, sida awgeed howlaqaade oo mayid ah, ayuu ceeleye eegi karin Walaaldoon, waxaan kale oo aan rabaa in aan wax kataabto howlaqaade iyo Ceeleye manaqoon karaan waxaa aad ku sheegeysaan ul iyi dirkeed
Date : November 22, 2011, 2:20 am
 
Name : lion
Comments :celeeye wali curad keeniyo meetaa wa kuxigahaagi naas baad wada nugteen waan walaaal qaliya ee waruuf baan udirayna si biyihi kulula loo gu dhaqo,ceeleye iyo walaaldoon wa ul iyo diir ee kaftama inaa kalageeya
Date : November 21, 2011, 9:01 am
 
Name : Eleyeh-wali
Comments :waar yaa alla yaqaan Meetaaw runtii wali kuma fahmin ee ma dawlada djibouti ee ceeleeye layska ah ayaad u cadhoon mise reerka ceeleeyee ciisa godob kaa galay?sawkii la odhan jiray walaaldoon waa laf dhabarka xeerka ciise madoobee ma ninkaagan sidaa Xaawalayda u caban een waxba sheegan karaynba xeer dambe laga sugi in u majaraaha uu hayoo!Meetaaw xumaantaa waa lagu cadaab gala ee yaay meel xun kula galin. mida kalee hadaad ceeleeyee xuman u qabto dee adaa la god galay laakiin magaca HAWLAQAAD ceeleeya kula baxee usoo dhig kkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Lion saxiib ninka adaa af garan leister aad sheegi ugu tag oo shaah bigays ah ka dhergi waa tolkeene.
Date : November 21, 2011, 7:21 am
 
Name : lion
Comments :meetaa walaal ciise wa wada ciise ee sida ha u fogaan waxaan garanaay ada ii garaan, waxaad qabanaayn ana ku qabaan oo waliba waxaad ogaata hawlaqaada wa halbawlaha cisse qofwalbana wu ogyahay waxaan marag madoonta ah omar abdillahi iyo mousse barkadle oo dhaqaan ogadeen leh in aay nacaan hawlaqadee lakiin celeye manaco oo wa walaalki, lakiin nimanka leister dagan ee ciise kalaqaybiya u duceeya.
Date : November 21, 2011, 4:43 am
 
Name : meetaa
Comments : Waxaa hubaal ah in in ay beesha Ceeleye, sii muqaato u nacebtahey beesha hawlaqaade waxaana tuusaale kugu fiilan Jabuuti iyo sida looga fogeeyey talada dalkaa waa haddi aad tahey nin wax arkaayo, waxaanse u maaleyn in aad tahey dadkii herimaadka ahaa ee aan ku soo darney Ceeleyaha, oo aan aheyn Shaweddi Ceeleye ee runtaa aheyd, oo kuna milgan Ceeleye,.Naasib wanaag waxaa ay hadda beesha Howlaqaade sii buxdo uu ogtahey dadka nucaas ah, waxaase haboon in howlaqaade kaa tashaado daanihiisa oo wax faaido ah aan kaa sugin dadka nucaas wax wartardambe. waxaase jirta mahmaah aheyd dooqon hana gargaarsan hana u gargaarin ceeliye waa nucaa
Date : November 21, 2011, 3:54 am
 
Name : meetaa
Comments :
Date : November 21, 2011, 3:43 am
 
Name : lion
Comments :walaalahay siti ee uu anbabaxaya dalkeeni in aay so indha indheyaan meel ku haboon oo kuxusno gesiyaashi beesha ciise oo talo ugadhigno.
Date : November 21, 2011, 3:11 am
 
Name : Eleyeh-Wali
Comments :Meetaaw dee bal waayaheee noo faaiddee oo wax noo sheeg illeen nin rag ah ayuu illaahay kaa dhigee intood calaacal naagoodka iska dhaafto waxaad noo sheegtaa goorta iyo goobta reerka walaaldoon u ceeleeyee miidhay? looma baahna qarda-jeex ee waxaa laga raba war cad oo xaqiiq ah hadi kale dee waxaan ku arki doona iska hadle qurbaha ku xoodh-xoodhay oo aan walaaldoonba ahayn
Date : November 21, 2011, 2:01 am
 
Name : meetaa
Comments :Ciise ninka kooriya ayey wali goodba u necbaayeen walaadoona waxaa u ahaa kaa uu badan ee ciisee nimada wax ku kordhiiyey maantana dowladda ku magcaaben magaca Ciise ee u hogaanka u haayo Celeyeh waxaa ay u necebtahey walaaldoon siida ay Carabtu yahuuda u necebtahey, waxaanse ku sheegi Eleyeh in aad taarikh badan wax moog katahey ee dhab wax ugu fiirso
Date : November 20, 2011, 1:37 pm
 
Name : Eleyeh-wali
Comments :Waar Meetaa balo kuma raacdo waar ninku muxuu ku hadlay laga qurux badan in aad sidaa u hadasho waayo waxaad muujisay dareen ay doqonimo ka muuqado ciise waa wada ciise nina nin caaro ma dheera ee adu ha iska dhigin nin caaro la dheer yahay oo liita reerka walaaldoon waa la ogyahay in ay beesha ka joogan malko iyo meel qaali ah la,aantoodna ciise wuu laangadhayn doona ciisana wuu isku soo bohol yooba ee cuqdad iyo cadho iskuma hayoo adna hadaad tahay nin damiir leh tareenka qabso oo ha ku habsaamin qabyaalad iyo wax lagu halaagmay ururkan cusubna ha ka xumayn sumcada waa loo hanweyn yehe.
Date : November 20, 2011, 12:01 pm
 
Name : meetaa
Comments :Waxaa haboon in ay beesha hawlaqaadi ogaato in ay martii ku ahaan donaan geeska afrika intaa gaar ahaan Jabuuti intaa ay hayeen maamulka wil Celeeye oo hadana kaa ah mamaasan , oo naaceyb walaaldoon sigaar ah ugu jiiro
Date : November 20, 2011, 10:04 am
 
Name : Meetaa
Comments :Ciise waxaa u ku tuntaa geesi kaste oo soo maaro taarikhdiisa, waxaana haboon in sii aad ah looxuso Cali kalageeye, oo kolka aad eegto taarikhda Ciisaha macnee aad u weyn kulaha,haddana xusiddaaye waxaa laga foogeya dheef waxii yimaad uu dhan, waxaan hadda ka muqaato kulankan aad ku sheegeysaan kulan ciise aad marnaba ku xusin
Date : November 20, 2011, 9:55 am
 
Name : lion
Comments : walaal mahamuud waad ku mahadsantahay amaanta aad ku bilawday alle ha unaxariiste maxamuud harbi lakiin maxaad u xusi wayday geesi qaliga aha ee layay boqolka cadaanka iyo madawga laha dabadeedna badbadiyey 150 ka ciise alle naxaris jano hasiye HUssein Laxdil berlaxsiga mhamuud su kajojicise gabalka wadumaye wabillahi tafiiq
Date : November 18, 2011, 7:00 pm
 
Name : Mahamuud
Comments :s/c/w walaalayaal horta nimanka lakalayidhahdo lion iyo mahamed hassan waxaan usheegaya in aan aningu ahayn Mahamuudka aad imoodeysaan ee leedihiin Leicester ayuu daganyahay. hasa ahaate e ninba moodadiisa uun buu hadla ee maxaa keenay cayda ninkaa iska cafiiya malaha waan ogayne maga mahamuud ayaaba barakaysan illa mahamuu xarbi nin siifiican oo maskax ku jirto jawaab ii siiyay majirto ee ninkasta oo niga midah taan sheegayay ayuu lasoo hiq kacay ciise wali kama maqal ninkaliya oo ujawaabay ninkii ciisaha tv soomali channal ka caayay ooy isaga cuqdadi ku jirtay qolo naybku nagana dhaadhicinaayay in uu kambayn kahadlaayo waayo ninkii xisbi taageersan holaha xisbiga uunbu ku koobnaada iyo siyaasada dad waalaalihi intuu walaalnimo ugutagay ayuu waxaad maqlayseen ku hadlaayay intiina kal hambalyo ayaan idin lee ahay hadii aannan afka la isdarin biyuhu mamiirmeen doqon ba meel lagu ficiltamay in lagu kalatayo moode hadaad ciisaha intiina kale hadaad ciisaha isku keenaysan waad wanaagsantihiin waad salaaman tihiin
Date : November 18, 2011, 3:50 am
 
Name : Khayre Omar
Comments :Mr. Ibrahim; marka hore ASC waxaan kuu sheegayaa in minimada Somalia ay tahay MIQADAS, Beesha ciisena ay dagan tahay Ethiopia, Somalia, iyo Djibouti, Magaca "Somaliland" wa Jabhadii SNM waana Beesha Issaq kaliya. Beesha Ciise waxay dantoodu ku jirta minimada Somalia, Qabiilna Qaran ma noqon karo.
Date : November 17, 2011, 8:40 am
 
Name : lion
Comments :Walaalkay mahamuud wuxu ku sifowey kala qaadqaadka qaranimada beesha ciise lakiin maanta waxay utahay maliin madow wayo waxa uu kuxanuusta midnimada wadajirka quruxda iyo farxada qaranimada beesha ciise waxaan kunaqaana sida qoralikiisa kamuqata Ogaas diid Dhul ciise wadaleyahay diid Xeer ciise diid.
Date : November 17, 2011, 8:29 am
 
Name : Ibrahim
Comments :Wallal waxaan ka idinka raali galinayaa in Calanka Somaliland aanu ka muugan shirka Sitti. Walaal waxa la ogsoonyahey gra istaagii beesha Ciise markii ay Jireen halganka waalalahooda Somaliland. Waxaan ku kalsoonahey in Calanka u ka muqaan doono shirkadambe.
Date : November 17, 2011, 7:25 am
 
Name : mohamed hassan
Comments :mahamud so far we knows what you do in leicester when there s issa matters how you operate don"t blame issa deal with your personal probleme cos what you see in the picture is the future for issas , your personnal probleme with some issa folks are not the probleme of all issa.
Date : November 16, 2011, 7:11 pm
 
Name : la.Nation
Comments :Sida wacan ee wanaagsan ee rutii faxadu ay ku dhehantahay ee Beesha Ciise wayne ay uu muujiyey ay rutii xasuus mudan, waxaa taa ka sii wayn sida gesinimadu ku dheehantay Ogaaska uga danbeeyan.
Date : November 16, 2011, 6:58 pm
 
Name : doubad
Comments :wa fikir wanagsan oo ay beeshu ay suugaysey waxad nooqotan dad lagu deeydo wanad ku mahadsan thin dhamaantin ciidi so qabaan qabiseey munasibadan baladhaan hore waxaan maqli jire rag wa ragi hore hadaalna wa intu yidhi lakin maanta ragba yimid ragi hore ku dhaw lakin fuulow baaaaaxxx
Date : November 16, 2011, 5:56 pm
 
Name : Darar
Comments :wa fikiir wanagsan oo beeshu ay mudo suugaysey wanaan idiin taahniyadey nayna wanad ku mahadsan tihin waxa idiinka muuqata walaltinimo,nasaab jeceyliyo toolnimo lakin fuulow baxxxxx
Date : November 16, 2011, 5:49 pm
 
Name : Darar
Comments :ASC: fikir wanagsan oo mudo la suugayeye waxan u tahniiyadey naya ciidi fikir wanagsan ka dambey sey xaalka kaga haaya... fuulow na baax
Date : November 16, 2011, 5:39 pm
 
Name : mahamuud
Comments :Nima seed about you (allah is watching what you are doing and you will be judged for your action )Nima Illahay ha kuu danbi dhaafo inta aad nooshahay iyo kolkaad dhimatidba man gaabka iska badan oo waligiiba baarka raka oon gunta u dhaadhici.
Date : November 16, 2011, 4:55 pm
 
Name : Assajoog
Comments :I am very pleased to see Issa community gatherning together in a beautyful event to stand up the dignity and prospect for the beloved country and their vergoten nation in Ethiopia.Djibouti and Someliland. viva siti and those who organised this new hope for Issa communities. well done
Date : November 16, 2011, 4:36 pm
 
Name : Mahamuud
Comments :ninka lion lamagac baxay ee waan ku aqaan waxaan u lee ahay qaydhiin cune calooshiisu ka show qaba ciisaan wax uqaba naayna ciisaha laguma beer laxawsadao anigu ma aan caytamin qabiilna ma caayin lakiin waxa aan waxaan baryahanba maqlaayee ayay in dhahaygu arkeen magac iyo muuqaalba inyar dad ah oo fadhax wayjiraan. maxaad se u xanaaqday ood u tidhi waan ku aqaan ma dadka ayaad dhalanhabaabinaysa haddi se runii aad igaranayso waxaad kamid tahay kuwa aan hadi iyo jeer war kadaya reerka qabiilka waar inaga daaya iyo dantagaarka ah oo dadkeen haraadan aan ceelal u qodno iskuulo udhisno dhakhtaro aan u dhisno dawooyin aan ugayno ninka lagu kari waayay muxuu ciise utari kara qabiilku ceeb ma aha ee waxa ceeb ah in ay had iyo jeer ka muuqato reerkayaga sida iyo ino markale
Date : November 16, 2011, 4:09 pm
 
Name : Casbuli
Comments :Hambalyo iyo bogaadin naga hooyaa hadan reer ciise madoobee kii uurka iyo uuska ka buga sida MOhamed ninka sita waxbaa yaan loo jawaabin dhalintaa wiilal iyo gabdhaba waxaan leenahay soo sahan taga oo soo booqda dhulkii awoowyaashin ay ugu horaysoo magaalada faca weyn ee saylac iyo xeebeheega ila Bula-xaar iyo lughaya wakhti badanaa ha luminina ciyaal kidaaf iyo wixii la hal maala guuulaysta ciisoow.
Date : November 16, 2011, 9:47 am
 
Name : lion
Comments :walaal mahamuud ma sidii unbaad u xanuunsantahay oo reer reer ogasha shaqaysa, waxaan kugu waninaya ka wantoow dhaqan xumada iyo reer nacaybka. merci
Date : November 16, 2011, 5:13 am
 
Name : robleh
Comments :No matter what other negative messages you receive. We all have unique experiences, abilities, and God-given talents. We can discover ways to reach others who desperately need messages of encouragement and strength. This discovery begins with a commitment to what our hearts tell us is a worthwhile purpose. When we commit to a worthwhile purpose, we begin to fill needs, often in hard work ways. Intention and commitment grow stronger when we have very important reasons to follow To help us from dishonor and disgrace to our great nation. Well done SITTI, Hooray!!!!
Date : November 16, 2011, 4:56 am
 
Name : kadeer
Comments :Walaal nika labaxay mhamuud oow uqdaada iyo xanuuka kuhaya ciise waa wada ciise ee meelkale kuday waad lawayday citti ye
Date : November 16, 2011, 3:25 am
 
Name : Mahamuud
Comments :Sawirada Ayaa cadaynaya cida aad tihiin ugaaska ha dhooqay nina ciisahana dib udhaca ka daaya waxaan layaabanayan soomalida qabiilka isku haysata idinkaa kada ray oo hoos udhaadhacay walaalayal xishooda tasi waa tii diridhaba ay gacanteena ugabaxday
Date : November 16, 2011, 3:02 am
 
Name : Mohamed
Comments :You claim in your speeches that Sitti is all-inclusive Issa organization, yet decided to execlude the flag of the third territory of Issaland, Somaliland. For those of us from Somaliland, you are just a bunch of hypocrites espousing a HIDDEN AGENDA.
Date : November 14, 2011, 11:12 am
 
Name : Niama
Comments :As I have seen these pictures of this fabulous gathering you have all forgotten one thing the reason for why you are part of this cause and the people that need your help that are being forgotten for selfish reasons that have nothing to do with them but for your own greed. Allah is watching what you are doing and you will be judged for your actions.
Date : November 13, 2011, 12:09 pm
 
 
Name
Email
Comments
Security Code  
 
BACK
 

DJIBOUTI: Mardi 16 Avril 2013 (DjibTalk) — Le ministre de la Communication, des postes et des Télécommunications, M. Ali Hassan Bahdon et ses collègues de la Promotion de la femme et d...
DJIBOUTI: Samedi 23 Fevrier 2013 (DjibTalk) — Le Sommet Afrique - Amérique du Sud (ASA) qui s’est tenu vendredi 22 février 2013, à Malabo (Guinée équatoriale), a apporté son soutien à la candidature...
Conditions féminines et sociales à Djibouti Hasna Barkat Daoud expose les avancées djiboutiennes à Genève
DJIBOUTI: Lundi 29 Avril 2013 (DjibTalk) — La ministre de la Promotion de la Femme et du Planni...

De par son passé professionnel, le ministre du Budget du nouveau gouvernement, Bodeh Ahmed Robleh, est un technocrate rompu au fonctionnement des rouages de l’Etat mais aussi un politique au contact des réalités 

DJIBOUTI: Lundi 15 Avril 2013 (DjibTalk) — Le ministre de l’Economie et des Finances, chargé de l’Industrie, M. Ilyas Moussa Dawaleh, et le représentant-résident du bureau de la Banque africaine de développement (BAD) à Addis Abeba, M. Lamin Barrow, ont procédé ce...

 DJIBOUTI: Arbaca 08 Avril 2013 (DjibTalk) — Sida aan la wada soconno doorashadii dawladaha hoose ee dhawaan ka qabsoontay gobollada jamhuuriyadda Somaliland waxa deg...

DJIBOUTI: Samedi 26 Avril 2013 (DjibTalk) — Le ministre de l’Energie chargé des Ressources Naturelles, M. Ali Yacoub Mahamoud, a re&cc...

 

DJIBOUTI: Handisports Toujours plus loin, toujours plus fort

 

DJIBOUTI: Vendredi 17 Avril 2013 (DjibTalk) — Le ministre de l’Energie chargé des Ressources Naturelles, M. Ali Yacoub Mahamoud, a reçu aujourd’hui l’ambassadeur et chef de la d&ea...

Copyright 2010 DjibTalk.com - All Right Reserved.

Website Developed By : WebStudio.ca