DJIBOUTI: Dimenche 13, Janvier 2013 (DjibTalk) — Madaxweynaha Mamuul Goboleedka Saylac & Lughaye State Of Somalia Ing. Mahad Abib Mahamud oo ku hadlaya Magaciisa iyo ka mamuulka waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaacil Cumar Geelle iyo Ooradiisa Khadra Maxamuud Xayd ,Ehelkii, Qaraabadii, iyo Dhamaan shacabka Jamhuuriyada Jabuuti Geeridii ku timiday Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd Oo Ahaa Gudoomiyihii Baanka dheexe ee Jabuuti , Madaxweyne Mahad Abib Mahamud wuxuu Eebe uga baryaya inuu Marxuumka naxariistiisa jano ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna, Samir iyo imaan ka siiyo.
Inaa lilaah Wa Inaa Ilaahu Raajucuun
|