August 27, 2014, 10:06 pm

  FRANCAIS | ENGLISH | SOMALI

  Home    

 
 
Djibouti : Retour de l'opposant DAF après une décennie d'exile en Europe

DJIBOUTI: Lundi 14, Janvier 2013 (DjibTalk) —L 'opposant djiboutien Daher Ahmed Farah, connu sous ses initiales DAF, est arrivé dimanche à Djibouti après un exile d'une décennie en Belgique. Accompagné de sa fille aînée, le président du Mouvement pour le Renouveau Démocratique (MRD) a été accueilli à l'aéroport par les grandes figures de son parti et une foule de sympathisants.

 
Le retour de DAF, l'une des figures les plus charismatiques de l'opposition djiboutienne, devrait mettre fin à une décennie de boycotte de l'opposition à toutes les élections législatives.
 
Selon les analystes politiques locaux, l'arrivée de DAF doit favoriser la création d'une véritable plate-forme commune de l' opposition djiboutienne pour contrer l'Union pour la Majorité Présidentielle (UMP), au pouvoir à Djibouti.
 
En novembre dernier, le gouvernement djiboutien avait approuvé le remplacement du scrutin de liste majoritaire par un scrutin de liste mixte à un tour avec une représentation proportionnelle à hauteur de 20% pour les prochaines élections législatives prévues le 22 février 2013.
DjibTalk News International
Directeur de la publication site web
Abdul-Wahab Youssouf
djibtalknews@gmail.com 
Mobile Phone:  647-768-2699

 

 

http://french.ruvr.ru/2013_01_11/Dakar-deces-du-pilote-francais-Thomas-Bourgin/
 
Comments
Name : salim moussa
Comments :ASC DJIB TALK MR SO CALL DAF READ THIS IN YOUR FACE Xasan Ciise Jaamac Iyo Laamaha Urur Siyaasadee​dka Xaqsoor Si Cad Ayey U Canbaareey​een Xasuuqa Zeylac Salaam Caleykum. Waxaan jawaab kooban ka siinayaa warxumo tashiilka u shaqeeya dowlad ku sheega Silaanyo ee leh Xasan Ciise muu cambaareyn xasuuqii Zeylac. Warxumo tashiilow ,Xasan Ciise maalintii ugu horeyseyba wuu canbaareeyey xasuuqii ka dhacay Zeylac, si toos ah ayuu ula xidhiidey Ergada beesha Ciise ee joogta Hargeysa, sidoo kalena wuxuu fariin tacsi ah u direy golaha dhaqanka ee beesha Ciise ee jooga DireDawa. Laamaha USA iyo UK ee Xaqsoor iyo gudomiye ku xigeenka Xaqsoor iguna tacsi ayey gudbiyeen. Qore Eleyeh Girreh
Date : January 15, 2013, 4:51 am
 
Name : ismael ali
Comments :ASC MR DAF WE NO THAT YOU DID NOT TALK ABOUT THE MUJAHIDIN WHO DEATH IN SALAL LAND SAYLAC AND LUGHAYA SO PLZ READ THIS IN YOUR FACE Maxaa ka dhaxeeya sheegashada Saylac iyo Falastiin Marka hore waxaan salamayaa dhamaan Wariyayaasha Shabakadda Xariiradnews oo ah Shabakadda indho u noqotay bulshada ku dhaqan Gobalka Selel salan ka dib. Marka xigta dhacdada Saylac ayaa dib ii xasuusisay taariikhdii Falastiin, waxaanan jeclaystay inaad dib iila milicsataan oo aan isbarbar dhigo halkay iskaga eegyihiin waxan ka taagan Saylac iyo dhacdooyinka taariikheed ay iska shabahaan. 1.Dalkan hadda loo yaqaan israail waxaa la asaasay 1948,ee qarnigii 20 taas oo aanay hore dawlad ama maamul ay yahuuda ka talisaa uga jiri jirin, balse waxaa hayn jiray maamulkeeda qoys ka soo jeeda carabta oo loogu abtiriyo inay ka soo jeedaan qoyskii haashimiiyinta oo rasuulkeena suuban gala 2.Israaiil waxay ku saleeyaan sheegashada dhulkan falastiiniyiinta inay lahaan jireen qarniyaal ka hor oo ay ugu danbaysay markii Romanku ka caydhiyeen degaanadaa oo haatan laga joogo 3000 kun oo sanadood. 3.Dadkan reer israaiil waxaa soo dejiyay isticmaarkii ingiriiiska oo tan iyo marka laga bilaabo saxeexii loo yaqaanay (ballantii balfour 1912) ee dhul loogu ballan qaaday, in isctimaarkii ingiriisku bilaabay inuu soo daad gureeyoo yahuudii yurubku dhaqnayd iyo ruushka si loo dajiyo dhulkaa ay falastiiniyuuntu leeyihiin. 4.Falal dilmo iyo argagixiso ah ayaa lagu bilaabay dadkii falastiiniyiinta iyadoo loo adeegsanyo xoogii dawlada iyo maleeshiyadii (Haakhaana) ee ay yahuudu lahayd taas oo dad badan ka qaxeen dhulkii ay daganaayeen oo la dajiyay dadkii soo galaytiga ahaa. 5.Degaanada ku hadhay ee wali ay sii joogaan dadka falastiiniyiintu, kama jiraan wax horumar ah oo la xidhiidha dhanka caafimaadka iyo waxbarashada oo siyaasada ka danbaysaa ay tahay inay dadkani meelo kale ka raadsadaan adeegaa oo sidaana lagaga qixiyo dhulkooda. 6.Dalka israaiil isagoo dhib la ogyahay ku haya dalalka carabta ee la jaarka ah iyo Falastiiniyiinta ayaa haddana mar kaste waxay ku dacwoodaan in la gumaadayo oo badda lagu darayo waa siyaasada loo yaqaano dhanka culuumta bulshada (victimhood policy) oo malaha ay ugu dhawdahay somaali ahaan maahmaahda tidhaahda (hashii cunaysay ee haddana cabaynsa) Haddaba Saylac ku soo noqo akhristow oo bal muraayadaa taariikheed ku eeg 1.Magaalada Saylac haddii aad waydiiso reer AWDAL sidee ayaa ku cadaynaysaan sheegashadadegaankan, jawaabta loo hayaa waxa weeyi qarniyo hore oo hadda laga joogo ilaa 2 qarni ayay odoyaal reer Borama ahi la saxeexdeen maamuladii shihseeye ee ka talin jiray Saylac heeshiis dhex maray maamulkaa iyo odayaashaa. Akhristow xasuuso sheegashada dhulkiifalastiin lagu qaatay ee israaiiliyiintu sheegan jireen inay lahaayeen 3000 oo sano ka hor. 2.Beesha reer Awdal intii Saylac gacanta soomalida soo gashay waligeed xukunkeedu gacantooda muugelin oo waxaa ka talin jiray beesha ciise, oo dhanka kale ah maagalo qiimo dhaqameed ugu fadhida ciisaha oo lagu boqro ugaaskooda loogana minyareeyo oo ugu danbeeyay ugaaskii dhawaan lagu boqray markii uu talada hayay Somaliland madaxwayne ka soo jeeda reer awdal oo ah Daahir Kaahin. Su’aasho waxay tahay halkee ayay ku maqnaayeen muddaa oo dhan reer awdal haddi ay sheegashadoodu dhab tahay, mise waxaa caqliga gali kara inaynu aqbalno inuu madaxwaynihii hore ee Daahir Riyaale u magacaabo mayor ka soo jeeda beesha ciise haddii aanu garawsanayn inay beesha ciise leedahay degaankaa taariikh ahaan . Xasuusoo inay carabtu ka talin jirtay falastiin iyo qudus ka hor intii aan gacanta loo galin israailiyiinta. 3.Iyadoo la adeegsanay xooga iyo militariga Somaliland ayaa dadkii ka gadooday waxa dhacaya iyo dulmiga degaan boobka ah ayaa xabbad ooda lagaga qaaday si loo aqbalsiiyo xoogan shisheeye ee la doonayo in maamuul looga dhigo. Xasuuso akhristow xoogii argagixisada ee loo yaqaanay(haakhaana) iyo isticmaarkii ingiriiska ee loo adeegsaday dajinta canaasirtan shisheeye ee lagu beerayay dhulkan falastiiniyiintu lahaayeen. 4.Ka dib dhicitaankii dawladii somaaliyeed iyo qixii dhulka laga qaxaygaar ahaan beesha selel ee ciise oo mucaarid ku ahaa dawladii siyaad barre ayaa halka kale beeshan reer awdaL taageero dhan walba lagarab taagnayd dawaldii siyad barre oo ah beeshan kaliya ee aan ka qixin degaankoogii . halkaas oo ay ka dhalatay inay ku soo guuraan dhulkii beelaha kaleka qaxeen. Ha iloobin akhristow in markii falastiiniyiinta xoog lagu qixiyay ay dhulkii isku balaadhiyeen dadkan reer israaiil ee dhulka ku qariibka ka. 5.Waxa aan cidna ka qarsoonayn daryeel la’aanta adeeg ee ka taagan selel marka la barbar dhigo degaanada kale ee Somaliland,taas oo laga damacsan yahay in dadka degaanku iskaga guuro dhulkan. Iyadoo ay xusid mudan tahay in maamulka la hoos geeyeySaylac u yahay Borama inuu wax u qabto, markaa bal adba waxaad iswaydiisa haddii ay leeyihiin siday sheegayaan maxaa loo horumarin waayay mise wax kale ayaa looga dan leeyahay, bal akhristow adba iswaydii sheegashada iyo wax qabad la’aantu siday isku qabanayaan. Dhanka kale xasuusnaw siyaasada ay isaraail kula dhaqanto degaamada reer falastiin iyo adeeg la’aanta ka jirta ee keenay inay iskaga qaxaan. 6.Mar walba waxa ka soo yeedha dadka reer Borama in la dulmayo iyagoo dalkan Somaliland madax ka ahaa 7 sano iyo madaxwayne ku xigeen intii Somaliland jirtay ayaa haddan si joogta ah cabasho uga soo yeedhysaa. Mar kale aan kugu celiyo falastiin oo maalin walba waxa haysta aynu ognahay iyo dhibta carab ka haysata israaiil, In haddana mar kaste ay israaiil sheegato in la dulmayo oo badda lagu darayo iyagoo ah dadka dhibta ku haya jaarkooda. Haddaba su’aashu waxay tahay mar reer Borama oo kaliya ayuunaba had iyo jeer dulman oo dhul laga qaaday aaway beelihii kale ee somaaliyeed ee deganaan jiray, mise beelaha kale ee dhinacyada ka xigaa waa dadka loo yaqaan (alien) oo waxay ka yimadeen xidigyoama meerayaal kale. Waxan ku soo gunaanadi lahaa in nabada laga wada taliyo si wanaagsana loo wada deganaando, sheegashada aan jirin ee aan salka ku fadhiyin la iska daayo. Reer awdalna iska iimaansada halka ilaahay ku beeray siyaasadaha ku qabso ku qad maysid iyo tan loo yaqaan (victimhood policy) waxay keeni kartaa cawaaqib xumo aan cidna hanbayn oo xagal daacisa horumarka ka socda dhamaan degaanada Somaliland
Date : January 15, 2013, 4:41 am
 
 
Name
Email
Comments
Security Code  
 
BACK
 

Copyright 2010 DjibTalk.com - All Right Reserved.

Website Developed By : WebStudio.ca