| Maxaan ka filan karna shirka Addis abeba? |
Khamiis, Abriil 19, 2012 (DjibTalk) — Waxaan maalmahaan war baahinda soomaalida kililka5aad ee dalka Ethiopia lagu sheegaayey in u shirka ka dhici doono magaalada Addis shirka oo lagu soo af jari doonta is maandhaafka boqo... |
| Read More... |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
| Xulka kubbadda gacanta Soomaaliya oo Jabuuti lagu soo dhaweeyay |
Muqdisho, Axad 08 Abril 2012 (DjibTalk) - Cayaartoyda wiilasha iyo kuwa gabdhaha ee xulka qaranka kubbadda gacanta Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe gaaray dalka Jabuuti, halkaas oo ay uga qeyb geli doonaan tartanka kubbadda gacanta ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo lagu kala qaban doono Jab... |
| Read More... |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
| Madaxweyne Shariif oo kulan la qaatay madaxda Ciraaq |
Baghdad, Khamiis 29 March 2012 (Djibtalk) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta sarre ee dalkaasi, iyadoo maanta uu madaxweynaha iyo wefdi uu hoggaaminayo ay ka qeyb gali doonaan shirka Ururka Jaamacadd... |
| Read More... |
|
| |
|
| |
|
| |
| Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta oo Baghdad ka furmay |
Baghdad, Khamiis 29 March 2012 (DjibTalk) - Waxaa maanta magaalada Baghdad ee xarunta dalka Ciraaq ka furmay shirka madaxweynayahaasha, Boqorada iyo suldaamada Jaamacadda carabta, kaasi oo diiradda lagu saarayo arrimaha ka taagan wadamo ay Soomaaliya ka midtahay.
|
| Read More... |
|
| |
|
| |
| Nin Soomaali ah oo maxkamad ka hor qirtay dil lagu eedeeyay |
Ottawa Arbaco 28 March 2012 (DjibTalk) – Muwaadin Soomaaliyeed oo loo haystay dilka nin u dhashay dalka Canada ayaa maalintii shalay maxkamad ku taalla magaalada Edmonton ee dalka Canada ka hor qirtay in uu geystay dilkaasi. Maxamed Jaamac Yuusuf oo 23 jir ah una dhashay dalka Soomaaliy... |
| Read More... |
|
| |
| Askar ka tirsan NATO oo lagu dilay Afganistaan. |
Afganistaan - Isniin 26 March 2012 (DjibTalk) –Nin hubeysan oo la sheegay inuu xirnaa dharka Ciidanka Afganistaan ayaa maanta labada Askeri oo ciidamada Isbaheysiga NATO ka tirsan uu ku dilay Saldhig Ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Koonfurta Afganistaan. Read More... |
|
| |
| Saraakiil Jabuutiyaan ah oo gaaray Baladweyne |
Baladweyne Arbaco 28 March 2012 (DjibTalk) –Wararka laga helaayo Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in maanta halkaasi ay gaareen Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda Jabuuti oo qeyb ka ah Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee howlaha sahminta ah u tagay magaalada Beledw... |
| Read More... |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
|
| |
| First << 1
2
3
4
5
>> Last |