May 18, 2012, 9:38 am

  FRANCAIS | ENGLISH | SOMALI

  Home       RTD en direct      Contact Us      Music      Caricature à Djibouti      DACS      Link   

 
 
Xafladd Madaxweynaha Maamul gobaleedka cusub ee Salal lughaye state oo sii rasmi ah logu Caleema saaray magaalada Oslo
Waxaa maalintii shalay ahayd ka dhacday caasmida dalka Norway ee Oslo xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshadda ka soo jeeda Gobalka Salal lughaye State taasoo lagaga dhawaaqay maamul gobaleed cusub oo loogu wanqalay Saylac & Lughaye St
Dowladda Maraykanka oo markale digniin u jeedisay muwaadiniinteeda
Nairobi Isniin 14 November 2011 (DjibTalk) Dowladda Maraykanka ayaa markale muwaadiniinteeda uga digtay in  ay ku safraan gudaha kenka, iyagoo ka digay in ay dhici karto weeraro kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab in ay ka geysato gudaha dalkaasi.
Waxa laga soo sheegaya magaalo madaxda Shiniile iyo deegaanada ku xeeran inay ka jirto biyo la’aan aad u baahsan
Dire-Dawa Axad 6 November 2011 (DjibTalk) - Wararka naga soo gaadhaya magaalo-madaxda gobolka Shiniile ee Shiniile ayaa sheegaya in biyo la’aan baahsani ay ka jirto magaalada. Guud ahaan xaafadaha magaalada ayaan helin biyo nadiif ah toddobaadadii u danbeeyay waxana shacabk
Shaqaalaha dagmooyinka Afdam iyo Shiniile oo aanan wax mishahar ah qaadan labo bilood iyo Waxbarashadii oo qarka usaaran in ay joogsato.
Waxa dagmooyinka Shiniile iyo Afdam laga soo sheegayaa in ay ka jirto mishaaro la’aan tasoo mudo labo bilood ah ay tahay inta aynan degmooyinkani mishahar arag
Buugga Taariikhdii Kacaanka Iyo Jaalle Siyaad
LONDON Isniin 28 November 2011 (Djibtalk) – Magaalada Leicester ee dalka Ingriiska waxaa todobaadkaan lagu soo bandhigay bug cusub oo ku saabsan taariikhdii Kacaanka iyo madaxweynihii ummada Soomaaliyeed Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Buggan oo ku qoran luuqada Ingriiska ayaa si qoto dheer
Agah iyo Heey hortaa ma is fahmaan?
Labada erey ee ku qoraan kor waa laba kalmadood oo dabcan af soomaali ah laakiin intaa badan laga isticmaalo degaanada ay kala degaan labada beelood ee kala ah Ciise iyo Ogaadeen marka si guud loo eego labada kalmadood waa isku micnee waxaa kala duwan oo galiyaa sidaa loogu dhawaaqo.
Safiirka Djibouti u fadhiya Somalia danjire Dayib 

Safiirka Djibouti u fadhiya caasimada Somalia ee Muqdishu Dayib Dubbad Rooleh ayaa maanta gudoonsiiyay deeq ka timiday dowlada Djibouti tasoo loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Muqdisho ee ay abaaruhu saameeyeen.&

Kala fadhigii labaad ee Jaaliyadda DDS ee dalka Norway oo qabsoomey iyo guddi loo sameeyey

 Waxaa taariikhdu markay ahayd 15.10.2011 ka dhacay magaalada Oslo kalfadhigii 2aad ee jaaliyada Is-maamulka Deegaanka Somalida Ethiopia. Shirkan oo qaban qaabadiisu mudo socotay isuguna yimaadeen xubnaha jaaliyadu, ayaa waxaa lagaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yahiin kuwa hoos ku x.

21saano oo Cadaadis ah Beesha ciise Oo Ku Dhawaaqday Maamul Goboleed Cusub “Saylac Lughaye State”
Soomaaliland oo ku kashifmatey Gooni isku taagedii iyo Beesha ciise oo Mudo 21 saano oo ay Cadaadis ku jirtey ku dhawaaqdey Dawlada Gobaleed Ka madax Banaan Maamulka Hargeysa. Arrintay ayaa ah mid Naxdiin iyo niyaad jab ku noqoneysa Ismaamulka Waqooyi Galbeed Dadaalkii ay ugu jireen in  Madaxbanaani la siyoo
Cabdi Iley, oo looga shaki qabo, inuu isagu shaqsiyan amray gubida lagula kacay magaalada Raaso
Jijiga Jimca 11 November 2011 (DjibTalk) - War deg-deg oo nalooga soo diray deegaanka Raaso ee deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in si ula kas ah dab loo qabadsiiyey, suuqyadii, iyo goobihii ganacsiga ee magaalada. Sida warku sheegayo, waxaa dab la qabadsiiyey, goobihii ganacsiga ee Raaso, goor subax ho
Sidaasoo lagu ISSAQ yahaan garan Lahaa

Waxaan sheeko xariir ku maqlay in ay run tahay iyo in kale Alla og laakiin waa iska sheeko Baribaa waxaa jiray in ay laba oday ama labada sheekh ee kala ah sheekh ciise iyo sheekh Issaq oo sidaa la sheego wada dhashay kanaa soo haajiray j.

Ciisoow Gobolka Salal ama ka salal ama salka dhigo.

SAYLAC: (DjibTalk) Isliin 24/10/2011  —  Intaan guda galin qormadan hortaa salal waa gobol ay samaysay dawlad aan adduunka meelna kaga qornayn oo loo yaqaan uun waqooyika Somalia hadiise aan rabnoo in aan salal raad ra

War Degdeg ah: Madaxwayne Cabdi Iley oo Lasheegay in Xilkii Laga Xayuubiyay

Warar hordhac ah oo aanu ka hellay dad lagu kalsoonyahay oo ah madax sare oo katirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Madaxwayne Cabdi Iley laga xayuubiyay dhamaanba x

Madaxwaynaha Djibouti oo furay bangi cusub xili Djibouti ay kaalinta 100aad ay ka gashay musuq maasaqa ka jira caalamka
DJIBOUTI  Axad, 11, December 2011 (DjibTalk)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxa uu maanta si rasmi ah u furay bangi loo yaqaano Exim Bank. Bangigan uu madaxwaynuhu qodobka ka jaray
Maamulka Soomaaliland oo guddi u magacaabay wada hadallo ay la yeelaneyso dowladda Soomaaliya
 
Hargeysa Axad 8 Abril 2012 (DjibTalk) -Maamulka Soomaaliland ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo maamulkaasi uga qeyb gali doo...
Read More...
 
Main Head Lines
Maxaan ka filan karna shirka Addis abeba?
Khamiis, Abriil 19, 2012 (DjibTalk) — Waxaan maalmahaan war baahinda soomaalida kililka5aad ee dalka Ethiopia lagu sheegaayey in u shirka ka dhici doono magaalada Addis shirka oo lagu soo af jari doonta is maandhaafka boqo...
Read More...
 
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Xarakada Al-shabaab ay billowday inay u soo guurto deegaannada Puntlnad
Isniin, Abriil 09, 2012 (DjibTalk) — Madaxweynaha maamulka Puntland. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay billowday inay u soo guurto Puntland kaddib cadaadisyo milaterig oo ay kala kulantay AMISOM.
Read More...
 
Madaxweyne Shariif: “Dib ayaa loo howlgelin doonaa dugsigii Jenaraal Daa’uud”
Muqdisho, Isniin 09 Abril 2012 (DjibTalk) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya  Mudane Sheekh  Sharif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer ku tegay dugsigii hoose dhexe iyo Sare ee Jeneraal Daa’uud  ee degmada Yaaqshiid
 
Wadamada Galbeedka Afrika oo canaqabteyntii ka qaaday wadanaka Mali
Mali Isniin 09 April 2012(DjibTalk) – Ururka  dhaqaalaha ee Dowladaha afrikada Galbeed  (Ikwas) ayaa shaaca ka qaaday  in ay cunqabateyntii dhaqaale ee lagu soo rogay Mali  markii uu dalkaasi 22 kii bishii Mrch ee tagtay ka dhacay inqilab ay had...
Read More...
 
Kofi Annan oo booqan doono xeryaha qaxootiga Syria ee dalka Turkiga
New York, Isniin 09 Abril 2012 (DjibTalk) - Ergeyga  Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Siiriya Kofi Anan  ayaa la sheegay in uu berito oo Talaada ah uu booqn doono  Xeryaha qaxootiga Siiriya oo ku yaal gudaha dalka Turkiga una dhow xuduuda au labadaasi dal wadagaan.
Read More...
 
Taliyihii Sirdoonka Masar oo u taagan musharaxnimada xilka Madaxweynimo dalkaasi

Taliyihii Sirdoonka Masar oo u taagan musharaxnimada xilka Madaxweynimo dalkaasi  Qaahira, Isniin 09 Abril 2012 (DjibTalk) -Generaal  Cumar Suleymaan oo ahaa Taliyihii mukhaabaraadka Masar xiligii Madaxweynihii xilka ...

Read More...
 
Xulka kubbadda gacanta Soomaaliya oo Jabuuti lagu soo dhaweeyay
Muqdisho, Axad 08 Abril 2012 (DjibTalk) - Cayaartoyda wiilasha iyo kuwa gabdhaha ee xulka qaranka kubbadda gacanta Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe gaaray dalka Jabuuti, halkaas oo ay uga qeyb geli doonaan tartanka kubbadda gacanta ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo lagu kala qaban doono Jab...
Read More...
 
Ciidamadii ugu horreeyay oo ka socda AMISOM oo Maanta la geeyay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay

Ciidamadii ugu horreeyay oo AMISOM ka tirsan ayaa maanta la geeyay magaalada Baydhabo, iyadoo diyaaradihii waday ciidanka ay ka dageen garoonka diyaaradaha Baydhabo. Read More...

 
Ururka Somali Ethiopian Women Diaspora (SEWD) oo Degaankooda Horumar lagaga Daydo Kusoo Kordhiyay
Jigjiga, Khamiis  05 Abril 2012 (DjibTalk) - Waxaa Maalintii axada ee bishu ahayd Novembar 13,2011magaalada Minneapolis lagu qabtay Shir looga hadlayay sidii waxa loogu qaban lahaa looguna hormarin lahaa Haweenka Iyo Caruurta DDSI Kas...
Read More...
 
Ceyni Abuukar Gacal: “ waa wax laga xumaado in Gabar Soomaaliyeed loo adeegsado Qrax.
Qaahira- Jimco- 06- Abril 2012 (DjibTalk) -Qaar ka mid ah hey’addaha u doodda xuquuqda haweenka ayaa cambaarreysay qaraxii lala beegsaday xarunta Murtida iyo Madadaallada, iyadoo ku baaqday in Dumarka hadda kaddib si aad ah looga foogjignaado.Read More...
 
Naadigii Kubbadda Cagta Petrolka oo dib loo soo nooleeyay “SAWIRRO”
Muqdisho, Khamiis  05 Abril 2012 (DjibTalk) -Munaasabad ballaaran oo dib loogu soo nooleeynayay naadigii kubbadda cagta Petrolkal ee wasaaradda Betroolka ayaa lagu qabtay Baar Indian Ocean eee Xeebta Liido.
...
Read More...
 
Mas’uuliyiinta W/Isboortiga, Guddiga Olombikada & Xiriirka Kubadda Cagta oo kulan Yeeshay
Muqdisho, Khamiis 05 Abril 2012 (DjibTalk) -Wasaaradda dhalinyarada isboortiga shaqada iyo shaqaalaha iyo guddiga olombikada Soomaaliyeed iyo xiriirka kubada cagta ayaa maanta si wadajir ah kulan u yeeshay magaalada Muqdisho. Read More...
 
Madaxweyne Shariif oo kulan la qaatay madaxda Ciraaq
Baghdad, Khamiis 29 March 2012 (Djibtalk) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta sarre ee dalkaasi, iyadoo maanta uu madaxweynaha iyo wefdi uu hoggaaminayo  ay ka qeyb gali doonaan shirka Ururka Jaamacadd...
Read More...
 
Midowga Yurub oo qorsheynaya in ay xafiiskooda dib uga frutaan dalka
Muqdisho, Khamiis 29 March 2012 (DjibTalk) -Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheynayaan sidii ay xafiiskooda uga furan lahaayeen gudaha magaalada Muqdisho kaddib markii wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub ay shalay Muqdisho soo gaareen. Read More...
 
Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Warsaxaafadeed
Muqdisho, Khamiis 29 March 2012- (DjibTalk) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobay UNPOS kaasoo looga had...
Read More...
 
Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta oo Baghdad ka furmay
Baghdad, Khamiis 29 March 2012 (DjibTalk) - Waxaa maanta magaalada Baghdad ee xarunta dalka Ciraaq ka furmay shirka madaxweynayahaasha, Boqorada iyo suldaamada Jaamacadda carabta, kaasi oo diiradda lagu saarayo arrimaha ka taagan wadamo ay Soomaaliya ka midtahay.
Read More...
 
Madaxweynihii hore oo soo dhaweeyay Shirarka wada tashiga
Muqdisho, 28 March 2012(DjibTalk) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane C/qaasim Salaad Xasan ayaa soo dhaweeyay shirarka ay dadka Soomaaliyeed ka yeelanayaan sidii ay uga tashan lahaayeen aayahooda ee lagu qabanayo gudaha waddanka. Read More...
 
Nin Soomaali ah oo maxkamad ka hor qirtay dil lagu eedeeyay
Ottawa Arbaco 28 March 2012 (DjibTalk) – Muwaadin Soomaaliyeed oo loo haystay dilka nin u dhashay dalka Canada ayaa maalintii shalay maxkamad ku taalla magaalada Edmonton ee dalka Canada ka hor qirtay in uu geystay dilkaasi. Maxamed Jaamac Yuusuf oo 23 jir ah una dhashay dalka Soomaaliy...
Read More...
 
Askar ka tirsan NATO oo lagu dilay Afganistaan.
Afganistaan - Isniin 26 March 2012 (DjibTalk) –Nin hubeysan oo  la sheegay inuu xirnaa dharka Ciidanka Afganistaan ayaa maanta labada  Askeri oo ciidamada  Isbaheysiga NATO ka tirsan uu ku dilay Saldhig Ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Koonfurta Afganistaan. Read More...
 
Saraakiil Jabuutiyaan ah oo gaaray Baladweyne
Baladweyne Arbaco 28 March 2012 (DjibTalk) –Wararka laga helaayo Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in maanta halkaasi ay gaareen Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda Jabuuti oo qeyb ka ah Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee howlaha sahminta ah u tagay magaalada Beledw...
Read More...
 
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Saylac and Lughaya State Of Somaliya Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Madaxwaynihii Hore Ee Soomaaliya Marxuun C/laahi Yusef Axmed
Dhambaal tacasi ah oo u dirayo Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Saylac and Lughaya State Of Somaliya Eng  Mahad Abib Mahamoud isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo  guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya Marxuun C...
Read More...
 
Warbixin ay Qaraamada Midoobay oo sheegtay inay korartay codsiga dadka magangalyo doonka ah
Neyw yourk- Talaado 27 March 2012 (DjibTalk)-Khartoum, Talaado 27 March 2012 (SONNA)-Haweynada madaxda ka ah hay’ada Qaraamada midoobay u qaabilsan  Qaxootiga ayaa sheegtay in codsiga tirada dadka magangalya doonka ah ay korortay  20% sanadkii 2011kii.
Read More...
 
Madaxweynaha Sudan oo baajiyay booqasho uu ku tegi lahaa Jamhuuriyada Koonfurta Sudan
Khartoum, Talaado 27 March 2012 (DjibTalk) Idaacada Suudaan ayaa sheegtay in Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir sababta uu booqashadiisa dib ugu dhigay ay tahay kadib markii Ciidamada Konfurta Suudaan ay weerareen dhowr xaruumuud oo laga soo saaro shidaalka oo ay labadaasi wadan ku mu...
Read More...
 
Saraakiil hordhac ah oo ka tirsan AMISOM oo gaaray Baladweyne
Baladweyne, Talaado 27 March 2012 (DjibTalk) -Saraakiil ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay kulamo kula qaadanayaan maamulka, saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia.Read More...
 
Ciidamada ASWJ oo howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay Ceelbuur & Maxaas
Ceelbuur, Talaado 27 March 2012 (DjibTalk) -Ciidamada ASWJ ayaa degmada Ceelbuur iyo deegaanka Maxaas ka bilaabay howlgallo ay amniga ku xaqiijinayaan oo ay kaga hortagayaan in haraadiga Al-shabaab ay halkaasi ku soo dhuumaalaystaan.Read More...
 
Wasiirka Ganacsiga: “Waa in gar gaar la gaarsiiyaa goobaha Al-shabaab laga xoreeyay”
Muqdisho, Talaado 27 March 2012 (DjibTalk) -Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ku baaqday in raashinka gar-gaarka ah ee ku keedsan baqaarada Dekadda Muqdisho la gaarsiiyo dadka u baahan, islamarkaana loo baahanyahay in shacabka ka soo kabanaya abaarihii dalka ku dhuftay in xilligan ay raashinkaan helaan....
Read More...
 
Wareysi Gar'ah oo DjibTalk la yeelatey siyaasiga Yusuf Rooble

Nous avons eu a l'occasion d'avoir une interview avec lYoussouf Robleh  avec le réseau des nouvelles DjibTalk Press Cliquez ici pour voir la video
...
Read More...
 
Yusuf Indhacade::Waligay Ma Maqal Wax La yiraa AAL SHEEKH Halkee Buu Ka Keenay Mahiga,Arintani Waa Faragalin Diintayada Ah
SOMALIA:  khamiis 08 march2012(DjibTalk) — Wasiiru Dawlahii hore ee wasaaradda gaashaandhigga Xukuumaddii Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa siweyn u cambaareeyey hadalkii kasoo yeeray Augustine Mah...
Read More...
 
Laanta Afsomaliga BBCda Oo Ka Warantay Aqoonsiga Xukuumada KMG Somaliya Ee Khaatumostate(Sii Akhri)
SOMALIA:  khamiis 08 march2012(DjibTalk) — Dowladda KMG ee Somalia ayaa sheegtay in ay aqoonsatay maamul goboleed dhawaantan looga dhawaaqay gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Somaliland ayaa ka soo horjeesatay sameynta maamulkani cusub.
...
Read More...
 
Madaxwayne Cabdi Iilay oo dhawaan la filayo in uu ku dhawaaqo dagmooyin cusub iyo bulshada gobolka Shiniile oo abaabul kujirta.
Diredawa khamiis 08 march2012(DjibTalk) — Wararka naga soo gaadhay magaala madaxda deegaanka ee Jigjiga ayaa sheegaya in dhawaan uu ku tala jiro madaxweynuhu in uu ku dhawaaqi doono gobollo cusub.Madaxweynaha ayaa shir aan loo dhanayn ku dhawaaqay inuu damacsan yahay inuu kordhiyo tirada Go...
Read More...
 
First << 1  2  3  4  5  >> Last

Xubnihii ugu horeeyay ee qurba jooga beesha Ciise ee sahanka u baxayay oo qaybtii u horaysay ay u ambabaxeen geeska Afrika
LONDON:  ARBACA 7 December 2011 (Djibtalk) –  Waxa dhawaan kulan wadatashi ah oo ka dhacay magaalad Leiciester ee dalka Ingriis ka isku gu yimiday xubno katirsan ururka SCS(Sitti Civil Society) ee qurba jooga beesha Ciise oo d.

Le Journal AlQarn en Arabe

Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay inuusan xil dambe u tartamayn marka la gaaro sannadka sannadka 2016
DJIBOUTI: Jimca 2 December 2011 (Djibtalk) –  Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in xilka madaxweynimo banneynaya marka la gaaro sannadka 2016 oo ay ku eg-tahay mudada uu xilka haynayo. Mr. Geelle ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay wargeys afka Faransiis ku hadla oo
Maxamad Fataax Maxamad oo kamid ah masuuliyiinta DDS oo cadaystay fuquuqa iyo dulmiga uu ku hayo dhalinyarada aqoonta leh ee kasoo jeeda gobolka Shiniile.
DIRE-DAWA: khamiis 1 December 2011 (Djibtalk) – Sida la wada ogsoonyahay dawladda  fedaraalka  Itoobiya iyo dhammaan deegaanada uu dalku ka kooban yahay ayaa ku jira xili  la hirgaliyay nidaamka  dibu habeynta geedi socodka shaqo ee (BPR) loona gudbay BSC  oo ujeedadii..
Gadhmalu ka guura gef weeyee gar maaha
Wararka ku saabsan Gadhmalu maaha mid maanta ku cusub dhegaha dadka reer shiniile ee waa mid 20 sano jirsatay in si daacad ah loo furdaamiyana dan iyo muraad  toona cidi kamaa lahaa dadka reer shiniilana arrintaa waxay u arkaan cadaalad da
Ethiopia oo sheegtay in Soomaaliya ay garab ku siinayso la dagaalanka argagixisada Al-shabaab
Addis Ababa khamiis 24 November 2011 (DjibTalk) Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia Hayle Maryam  Disalin ayaa  sheegay inuu  dalkiisu uu taageersan yahay  howlgallada ay Dowladda Soo
Soomaali-soomaali woow sun iyo waabayee

 DJIBOUTI: (DjibTalk) Khamiis 22/09/2011  —  Inkastoo laga doodo karayn in ay soomaali isku af, isku diin,isku midab isku ab iyo isir tahay misanaa sooyaalka raad raaca taarrikhda ummada soomaaliyeed intaa u shisheeyee hadimo iyo hagardaamu iyo dhagar u gaystay waxaa ka fara badan inta.

Ciidamada booliska ee dalka Djibouti oo gacanta ku dhigay 3 nin oo ku luglahayd samaynta lacagta dalka oo been abuur ah
DJIBOUTI: khamiis 1 December 2011 (Djibtalk) – Ciidamada booliska ee dalka Djibouti ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen koox ka kooban 3 nin oo sameeyay lacag been abuur ah. Lacagahan been abuurka ah ee 3 nin ay sameeyeen  ayaa iyadu ah lacagta franka Djibouti oo iyadu i
Gudoomiyaha gobolka Salal oo Beeniyey in Ciidammo ONLF ah ay ka soo Degeen Xeebta Galbeed ee waqooyiga Somaliya
SAYLAC Salaasa 13 December 2011 (DjibTalk) - Badhasaabka Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul ayaa beeniyey in maleeshiyo hubaysan oo ONLF ahi ka soo degeen xeebaha galbeed ee waqooyiga Somaliya, kuwaas oo ku soo tababartay dalka Erateriya
Waftigii ka socday qurba jooga beesha Ciise oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalooyinka Diridhabe iyo Shiniile
DJIBOUTI: Talaado 13 December 2011 (DjibTalk) - Qurba jooga beesha Ciise ee dhawaanta uugu ambabaxay safar ay ugu magac dareen Sahan oo uu soo qaban qaabiyay ururka SCS (Sitti Civil Society) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Qurba jooga ayaa waxa soo 
Madaxwayne Djibouti iyo raysal wasaaraha Ethiopia oo dhaqaajiyay mashruuca isku xidhka kooraanka

Waxa maanta si rasmi ah loo dhaqaajiyay mashruuca isku xidhka kooraanka Djibouti iyo Ethiopia kasoo laga hirgaliyay goobta loo yaqaan PK  13 ee kutaala duleedka caasimada Djibout

Maxamad Fataax Maxamad oo kamid ah masuuliyiinta DDS oo cadaystay fuquuqa iyo dulmiga uu ku hayo dhalinyarada aqoonta leh ee kasoo jeeda gobolka Shiniile.
DIRE DAWA Isliin 12 December 2011 (DjibTalk) -Sida la wada ogsoonyahay dawladda  fedaraalka  Itoobiya iyo dhammaan deegaanada uu dalku ka kooban yahay ayaa ku jira xili  la hirgaliyay nidaamka  dibu habeynta geedi socodka shaqo ee (BPR) loona gudbay BSC  oo ujeedadiisu tahay in nidaam
Dadka rer jabuuti iyo dowladoodu waxay mudan yihiin inlagu daydo

  Tan iyo intii jamhuuriyada jabuuti  xornimada ka qaadatay  gumaystihii faransiiska  oo ku beegnayd 1977  wakhtigaas waxaa ka soo wareegay  mudo 34 sano waxaay iskaga danbeeyay  tiraba labo madaxwayne aallah how naxari.

Deegaanada Meeta iyo Ciid cas oo laga beerayo wax yaabaha laga sameeyo (Bioful) ka iyo halista wayn ee kusoo socota bulshada gobolka Shiniile.

War bixin kusaabsan heshiiskii deegaanka Meeta qayb ka kamid ah loogu ogolaaday shirkad Yuhuuda laga leeyahay oon helay ayaa waxa uu dhigaya in ay ka beeri doonto dhulkaa lasiiyay wax yaabaha laga sameeyo shidaalka loo yaq

 

Taariikhdu Waa Cibaaro: Sooyaalka Tariikhdii Xayle Silaase

Dire-Dawa: (DjibTalk) di 20/09/2011  —   Taariikhda aadmigu soo maray taniyo intii  uu Ilaahay abuuray dunidan ee ay soo jirtay, waa cibaaro miidhan oo u baahan in dib loo jalleeco si wax loogu qaato.Marka uu Ilaahay (SW) uu innooga warramayo raggii qooqay ee uu Fircoon ka mid a.

Ciise Diinay Mooyee DarsidLaga Waa

 Intaan guda galin qormadan gaabaan waxaan halgan ka cambaaraynayna xadhiga lagu xidhay odaydhaqmeed aan waxba galabsan waxanan si degdega ah uga codsanaynaa maamulka kililka shanaad in duqayda xorriyadooda si bilaa 

Issa Development Association’ (IDA) oo maanta lagu aasaasay magaalada Dirdhaba
Waxaa maanta magaalada madaxda Dirdhaba lagaga dhawaaqay ururu loogu magacdaray ururka horumarinta Ciisaha (Issa Development Association). Shirweyne ay ka soo qaybgaleen ergooyin ka kala socda dawladda deegaanka soom...
Gudoomiyaha degmada Shiniile oo ka hadlay maalinta Shucuubta Ethiopia iska na indha tiray xaqiiqda ka jirta gobolka Shiniile
DIRE DAWA Salaasa 13 December 2011 (DjibTalk) - Waxa lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Shiinile isku soo bax ay kasoo qayb galeen dadwaynaha degan magaalada Shiniile oo lagu xusayay maalinta shucuubta Ethiopia oo iyada dhawaan lagu qabtay magaalada Maqale ee gobolka Tigraa
Harawe,Mille,Hadhagaala Ayshaca iyo Dawanle oo nasiib u yeeshay in ay ka faa’iidaystaan mashruuca isku-xidhka korontada Djibouti iyo Ethiopia.

Waxa maalintii khamiistii ee la soo dhaafay si rasmi ah looga dhaqaajiyay jamhuuriyada Djibouti Mashruuca isku xidhka korontada jamhuuriyada Djibouti iyo dalka Ethiopia oo qayb ka ah qorshaha Ethiopia ee ah in dowl

 

Maanso uu tiriyey Abwaanka Robleh Ali
LONDON Arbaca 23 November 2011 (DjibTalk) – Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa sedex meeris oo ka mid ah maanso dheer oo la yidhaahdo DADKEYGOW, kolba qayb ayaan idiin soo diri doonaaye haduu illaah yidhaahdo ee igula raaxaysta

Copyright 2010-2011 DjibTalk.com - All Right Reserved.

Website Developed By : WebStudio.ca