May 25, 2013, 12:59 am

  FRANCAIS | ENGLISH | SOMALI

  Home       RTD en direct      Contact Us      Music      Caricature à Djibouti      DACS      Link   

 
 
Sidaasoo lagu ISSAQ yahaan garan Lahaa

Waxaan sheeko xariir ku maqlay in ay run tahay iyo in kale Alla og laakiin waa iska sheeko Baribaa waxaa jiray in ay laba oday ama labada sheekh ee kala ah sheekh ciise iyo sheekh Issaq oo sidaa la sheego wada dhashay kanaa soo haajiray j.

Shaqaalaha dagmooyinka Afdam iyo Shiniile oo aanan wax mishahar ah qaadan labo bilood iyo Waxbarashadii oo qarka usaaran in ay joogsato.
Waxa dagmooyinka Shiniile iyo Afdam laga soo sheegayaa in ay ka jirto mishaaro la’aan tasoo mudo labo bilood ah ay tahay inta aynan degmooyinkani mishahar arag
Dowladda Maraykanka oo markale digniin u jeedisay muwaadiniinteeda
Nairobi Isniin 14 November 2011 (DjibTalk) Dowladda Maraykanka ayaa markale muwaadiniinteeda uga digtay in  ay ku safraan gudaha kenka, iyagoo ka digay in ay dhici karto weeraro kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab in ay ka geysato gudaha dalkaasi.
Kala fadhigii labaad ee Jaaliyadda DDS ee dalka Norway oo qabsoomey iyo guddi loo sameeyey

 Waxaa taariikhdu markay ahayd 15.10.2011 ka dhacay magaalada Oslo kalfadhigii 2aad ee jaaliyada Is-maamulka Deegaanka Somalida Ethiopia. Shirkan oo qaban qaabadiisu mudo socotay isuguna yimaadeen xubnaha jaaliyadu, ayaa waxaa lagaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yahiin kuwa hoos ku x.

Waxa laga soo sheegaya magaalo madaxda Shiniile iyo deegaanada ku xeeran inay ka jirto biyo la’aan aad u baahsan
Dire-Dawa Axad 6 November 2011 (DjibTalk) - Wararka naga soo gaadhaya magaalo-madaxda gobolka Shiniile ee Shiniile ayaa sheegaya in biyo la’aan baahsani ay ka jirto magaalada. Guud ahaan xaafadaha magaalada ayaan helin biyo nadiif ah toddobaadadii u danbeeyay waxana shacabk
Ciisoow Gobolka Salal ama ka salal ama salka dhigo.

SAYLAC: (DjibTalk) Isliin 24/10/2011  —  Intaan guda galin qormadan hortaa salal waa gobol ay samaysay dawlad aan adduunka meelna kaga qornayn oo loo yaqaan uun waqooyika Somalia hadiise aan rabnoo in aan salal raad ra

Buugga Taariikhdii Kacaanka Iyo Jaalle Siyaad
LONDON Isniin 28 November 2011 (Djibtalk) – Magaalada Leicester ee dalka Ingriiska waxaa todobaadkaan lagu soo bandhigay bug cusub oo ku saabsan taariikhdii Kacaanka iyo madaxweynihii ummada Soomaaliyeed Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Buggan oo ku qoran luuqada Ingriiska ayaa si qoto dheer
Xafladd Madaxweynaha Maamul gobaleedka cusub ee Salal lughaye state oo sii rasmi ah logu Caleema saaray magaalada Oslo
Waxaa maalintii shalay ahayd ka dhacday caasmida dalka Norway ee Oslo xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshadda ka soo jeeda Gobalka Salal lughaye State taasoo lagaga dhawaaqay maamul gobaleed cusub oo loogu wanqalay Saylac & Lughaye St
21saano oo Cadaadis ah Beesha ciise Oo Ku Dhawaaqday Maamul Goboleed Cusub “Saylac Lughaye State”
Soomaaliland oo ku kashifmatey Gooni isku taagedii iyo Beesha ciise oo Mudo 21 saano oo ay Cadaadis ku jirtey ku dhawaaqdey Dawlada Gobaleed Ka madax Banaan Maamulka Hargeysa. Arrintay ayaa ah mid Naxdiin iyo niyaad jab ku noqoneysa Ismaamulka Waqooyi Galbeed Dadaalkii ay ugu jireen in  Madaxbanaani la siyoo
Madaxwaynaha Djibouti oo furay bangi cusub xili Djibouti ay kaalinta 100aad ay ka gashay musuq maasaqa ka jira caalamka
DJIBOUTI  Axad, 11, December 2011 (DjibTalk)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxa uu maanta si rasmi ah u furay bangi loo yaqaano Exim Bank. Bangigan uu madaxwaynuhu qodobka ka jaray
Agah iyo Heey hortaa ma is fahmaan?
Labada erey ee ku qoraan kor waa laba kalmadood oo dabcan af soomaali ah laakiin intaa badan laga isticmaalo degaanada ay kala degaan labada beelood ee kala ah Ciise iyo Ogaadeen marka si guud loo eego labada kalmadood waa isku micnee waxaa kala duwan oo galiyaa sidaa loogu dhawaaqo.
War Degdeg ah: Madaxwayne Cabdi Iley oo Lasheegay in Xilkii Laga Xayuubiyay

Warar hordhac ah oo aanu ka hellay dad lagu kalsoonyahay oo ah madax sare oo katirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Madaxwayne Cabdi Iley laga xayuubiyay dhamaanba x

Cabdi Iley, oo looga shaki qabo, inuu isagu shaqsiyan amray gubida lagula kacay magaalada Raaso
Jijiga Jimca 11 November 2011 (DjibTalk) - War deg-deg oo nalooga soo diray deegaanka Raaso ee deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in si ula kas ah dab loo qabadsiiyey, suuqyadii, iyo goobihii ganacsiga ee magaalada. Sida warku sheegayo, waxaa dab la qabadsiiyey, goobihii ganacsiga ee Raaso, goor subax ho
Safiirka Djibouti u fadhiya Somalia danjire Dayib 

Safiirka Djibouti u fadhiya caasimada Somalia ee Muqdishu Dayib Dubbad Rooleh ayaa maanta gudoonsiiyay deeq ka timiday dowlada Djibouti tasoo loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Muqdisho ee ay abaaruhu saameeyeen.&

Deegaanada Meeta iyo Ciid cas oo laga beerayo wax yaabaha laga sameeyo (Bioful) ka iyo halista wayn ee kusoo socota bulshada gobolka Shiniile.

DJIBOUTI: (DjibTalk) Sabti 24/09/2011  —   War bixin kusaabsan heshiiskii deegaanka Meeta qayb ka kamid ah loogu ogolaaday shirkad Yuhuuda laga leeyahay oon helay ayaa waxa uu dhigaya in ay ka beeri doonto dhulkaa lasiiyay wax yaabaha laga sameeyo shidaalka loo yaqaano (Bioful) ka. Shirkadan Yuhuuda laga leeyahay ayaa magaceeda waxa la yidhaahdaa (Agropeace) waana shirkad soo saarta shidaalka qayta loo yaqaano Bioful ka oo isaga sameeyo wax yaabo ay kamid yihiin qamadida iyo xasiida iyo dhir kale.

Dhulkan lasiiyay shirkadan Yuhuuda ayaa waxa lagu qiyaasay in uu le’eeg yahay  2 ilaa 3 kun oo hektaar kuwaasoo kala ah  deegaanka Meeta iyo Ciid Cas dhulka loo yaqaano. War bixinada heshiiskani waxa ay sheegayaan in qiimaha dhulkan shirkadan laga siiyay in uu yahay $ 4000 oo dollar ka Maraykan ah oo kaliya.Heshiiskan shirkadan Yuhuuda lala galay ayaa waxa hormoodka ka ahaa dowlada federal ka iyo DDS iyo waliba maamulka deegaanka Shiniile.

Wax yaabaha dad badan u cuntami waayay ayaa ah qiimaha lasiiyay dhulkan midaan caqli gal ahayn oo macneheedu yahay in dhulkan sidii budhcadii looga ganacsaday.

Dhulkan oo isagu ah mid mid aad uugu wanaagsan xaga dhul beereedka oo camuudiisu ay tahay dihin ayaa marnaba aynan suura galayn in lasiisto qiimo hal maqsin maanta aanan lagagaaga iibinanayn.

Tani waxa ay daliil u tahay uun in dhulkan dadkii bixiyay ay yihiin budhcad boob cad na uu la badheedhay dhulkan iyo dadkii lahaa.
Hadaba wax yaabahan laga sameeyo shidaalka loo yaqaano Bioful ka oo halis aad iyo aad u wayn u leh deegaanka, dadka iyo duunyada ayaa hada ka hor waxa laga beeray dalal   Afrikaan ah oo ay kamid tahay Ghana.

Bioful ka oo isaga sida la sheegay laga sameeyo qamadida iyo xasiida ayaa dhulka laga beero waxa uu u gaystaa nabaad guur iyo halis aad u wayn oo ku timaada deegaanada tasoo sumaysa dhirta oo odhan khatar aad u wayn u leh xoolaha iyo dadka ku nool deegaanadan laga beerayo iyo kuwo u dhow ba.

Waxa khatar tan aadka u wayn ee kusoo fool leh gobolka Shiniile gaar ahaan deegaanadan Meeta iyo Ciid Cas aan iyaku ka war qabin bulshada gobolka Shiniile oo laga dhaadhiciyay in dhulkan laga hirgalinayo mashaariic horumarineed.

Inkastoo wax garadka iyo duqaytida gobolka Shiniile ay diideen kolkii hore in la bixiyo dhulkan ayaa waxa ku qasbay dowlada federal ka iyo DDS in shirkadan dhulka lasiiyo.

Wax yaabaha laga sameeyo shidaalka Bioful ka ayaa wadamada reer Yurup ay ka mamnuuceen in dhulkooda laga beero halista uu u leeyahay deegaanka iyo dadka daraadeed.

Halistan reer Yurup ay dhulkooda ka bad baadiyeen ayaa waxa ay usoo rarayn wadamada Afrikaan ka ah iyado oo looga faa’iidaysanyo baahida iyo faqriga ka jira balse reer Yurup aynan dan  ka lahayn halista uu xambaarsan yihiin iyo masiibada uu u keenayo dhulka Afrikaan ka ee laga beerayo.Dhulka wax yaabahan laga beero ayaa waxa ciida ku dhacaya nabaad guur iyada oo halis wayni ay kasoo gaadho sunta lagu beeray dhulkaa dadka iyo xoolaha waxana khatar wayn ay ku haysaa suntani inay gaadho dhirta ka jirta deegaanada u dhow.

Dowlada federal ka Ethiopia ayaa iyadu ka war qabta halista iyo masiibada ka dhalan doonta dhulkan laga beerayo wax yaabaha laga sameeyo shidaalka loo yaqaano Bioful ka laakiinse waxay u muuqataa mid aanan dan ka lahayn bulshada deegaanada Shiniile ku nool oo iyadu xoola dhaqato u badan.

Bulshadan ku nool deegaanadan laga beerayo wax yaabahan halista wayn xambaarsan ayaa waxa lagu qiyaasaa 80 ilaa 90 kun oo qof waxayna halis aad wayn ugu jiraan inay kasoo gaadho wax yeelo aad u wayn oo saamayn wayn ku yeelata caafimaadkood ,xoolahooda iyo nabaad guur aad u wayn oo ku dhaca deegaanadan.

Deegaanka Meeta iyo Ciid Cas ayaa ah iyaku deeganada kaliya ee marka abaartu dhacdo dadka reer miyiga ah ee ku nool gobolka Shiniile ay inta badan kaga bad baadaan abaarta taasoo meelo badan ay iskaga yimaadiin si ay xoolahoodu daaq uuga helaan.

Mashruucan deegaanadooda loola yimiday ee lagu qasbay in laga hirgalinayo ayaa ah mid cawaaqib xumadiisu ay sababi doonto in uu u keeno dabar go’ku dhaca bulshada xoola dhaqatada ah ee gobolka Shiniile.

Halista iyo masiibada mashruucani wato hadii la hirgaliyo ayaa ah mid aanan waligee laga soo kaban doonin iyada oo uu kamid yahay kani ciqaabta lagu hayo bulshada gobolka Shiniile.

Su’aalaha la is waydiinayo ayaa ah waxa dowlada Federal ka iyo tan DDS ay uuga hirgalin waayeen deegaanadan wax yaabo dan u ah oo ay kamid yihiin mashaariic dhul bereed ah oo looga faa’iidaynayo bulshada gobolka Shiniile ee abaaraha iyo darxumu dishootay,halka ay uugu soo hogaaminayaan shirkado rabo inay dhulkooda ku beeraan wax yaabo sun ah mustaq bal koodana khatar wayn ku haya dhamaan.

Wax yaabaha kale ee cajaa’ibka ah waxa weeye bulsho iyadu waxay cunta ba la’ macaluul iyo abaarina isku gu biirtay, in dhulkii looga beeri lahaa wax ay quutaan loola yimaado waxaan ka beeraynaa wax yaabo laga sameeyo shidaalka baaburta,taasi macneheedu waxa weeye in dadkani qiima ba ay uugu fadhiyin dowlada federalka iyo tan DDS midkoodna.

Si kasta ba ha ahaatee waxa aan ka war galinanaynaa dhamaan cidii lugta kula lahayd heshiiskan gaar ahaan dowlada federalka iyo DDS in ay gabi ahaan ba joojiyaan hadii rajo laga qabo bulshadan Soomaaliyeed mustaq balkeeda iyo wanaageeda oo ah xuquuqda aasaasiga ah ee ay leeyihiin.

Waxa kale oon baaq u diraynaa masuuliyiinta kasoo jeeda gobolka Shiniile heer federal iyo mid deegaan in ay go’aan cad iska taagaan sidii waxba kama jiraan looga dhigi lahaa heshiis kan halista aadka u wayn xambaarsan ee u muuqda mid lagu dabar goynayo bulshada gobolka Shiniile.

Waxa aan kula talinaynaa raga siyaasiyiinta sheeganaya ee kasoo jeeda gobolka Shiniile in ay aamuska ay ka baxaan dhagarta dadka ay matalaan lala damac san yahayna ay ka hadlaan inta ay goori goor tahay.

Hadii aynan kadli karin danaha bulshada ay matalaan oo iyadu ah tii loo igmaday waa inay u madax baneeyaan bulshadu si ay uuga tashato mustaq balkeeda iyo wixii dani uugu jirto

Waxa aan uugu dambayn fariin aan u diraynaa qurbo jooga gobolka Shiniile meel kastooy dunida ka joogaan in ay la xidhiidhaan wax garadka iyo duqaytida dalkii ku sugan si looga war galiyo halista mashruucani uu lee yahay iyo saamaynta xun ee uu ku yeelan doono bulshadan deegaanadan degan, sabab too ah iyaka oon heli karin wax yaabaha aan daabacno sababa la xidhiidha dowlada Ethiopia oo xayiraad saartay Diredawanews.Waxa sido kale qurba jooga laga codsanayaa sidii ay uuga war qabi lahaayeen dhibaatayoonka isa soo taraya ee ka taagan gobolka iyo sidii ay uuga gaysan lahaayeen horumar.

Waxa kale oon isku dayi doonaa inaan soo galino clip ka hadlaya khaytarta uu wato Bioful ku gaar ahaan mid kamid ah dalalkii masiibadu kasoo gaadhay ee hada ka hor laga beeray dhulkooda.

Wariye: Cabdi raxmaan

 
Comments
 
Name
Email
Comments
Security Code  
 
BACK
 

Issa Development Association’ (IDA) oo maanta lagu aasaasay magaalada Dirdhaba
Waxaa maanta magaalada madaxda Dirdhaba lagaga dhawaaqay ururu loogu magacdaray ururka horumarinta Ciisaha (Issa Development Association). Shirweyne ay ka soo qaybgaleen ergooyin ka kala socda dawladda deegaanka soom...
Maxamad Fataax Maxamad oo kamid ah masuuliyiinta DDS oo cadaystay fuquuqa iyo dulmiga uu ku hayo dhalinyarada aqoonta leh ee kasoo jeeda gobolka Shiniile.
DIRE-DAWA: khamiis 1 December 2011 (Djibtalk) – Sida la wada ogsoonyahay dawladda  fedaraalka  Itoobiya iyo dhammaan deegaanada uu dalku ka kooban yahay ayaa ku jira xili  la hirgaliyay nidaamka  dibu habeynta geedi socodka shaqo ee (BPR) loona gudbay BSC  oo ujeedadii..

Waftigii ka socday qurba jooga beesha Ciise oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalooyinka Diridhabe iyo Shiniile
DJIBOUTI: Talaado 13 December 2011 (DjibTalk) - Qurba jooga beesha Ciise ee dhawaanta uugu ambabaxay safar ay ugu magac dareen Sahan oo uu soo qaban qaabiyay ururka SCS (Sitti Civil Society) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Qurba jooga ayaa waxa soo 
Ciise Diinay Mooyee DarsidLaga Waa

 Intaan guda galin qormadan gaabaan waxaan halgan ka cambaaraynayna xadhiga lagu xidhay odaydhaqmeed aan waxba galabsan waxanan si degdega ah uga codsanaynaa maamulka kililka shanaad in duqayda xorriyadooda si bilaa 

Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay inuusan xil dambe u tartamayn marka la gaaro sannadka sannadka 2016
DJIBOUTI: Jimca 2 December 2011 (Djibtalk) –  Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in xilka madaxweynimo banneynaya marka la gaaro sannadka 2016 oo ay ku eg-tahay mudada uu xilka haynayo. Mr. Geelle ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay wargeys afka Faransiis ku hadla oo
Soomaali-soomaali woow sun iyo waabayee

 DJIBOUTI: (DjibTalk) Khamiis 22/09/2011  —  Inkastoo laga doodo karayn in ay soomaali isku af, isku diin,isku midab isku ab iyo isir tahay misanaa sooyaalka raad raaca taarrikhda ummada soomaaliyeed intaa u shisheeyee hadimo iyo hagardaamu iyo dhagar u gaystay waxaa ka fara badan inta.

Gudoomiyaha gobolka Salal oo Beeniyey in Ciidammo ONLF ah ay ka soo Degeen Xeebta Galbeed ee waqooyiga Somaliya
SAYLAC Salaasa 13 December 2011 (DjibTalk) - Badhasaabka Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul ayaa beeniyey in maleeshiyo hubaysan oo ONLF ahi ka soo degeen xeebaha galbeed ee waqooyiga Somaliya, kuwaas oo ku soo tababartay dalka Erateriya
Gudoomiyaha degmada Shiniile oo ka hadlay maalinta Shucuubta Ethiopia iska na indha tiray xaqiiqda ka jirta gobolka Shiniile
DIRE DAWA Salaasa 13 December 2011 (DjibTalk) - Waxa lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Shiinile isku soo bax ay kasoo qayb galeen dadwaynaha degan magaalada Shiniile oo lagu xusayay maalinta shucuubta Ethiopia oo iyada dhawaan lagu qabtay magaalada Maqale ee gobolka Tigraa
Maanso uu tiriyey Abwaanka Robleh Ali
LONDON Arbaca 23 November 2011 (DjibTalk) – Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa sedex meeris oo ka mid ah maanso dheer oo la yidhaahdo DADKEYGOW, kolba qayb ayaan idiin soo diri doonaaye haduu illaah yidhaahdo ee igula raaxaysta
Ethiopia oo sheegtay in Soomaaliya ay garab ku siinayso la dagaalanka argagixisada Al-shabaab
Addis Ababa khamiis 24 November 2011 (DjibTalk) Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia Hayle Maryam  Disalin ayaa  sheegay inuu  dalkiisu uu taageersan yahay  howlgallada ay Dowladda Soo
Taariikhdu Waa Cibaaro: Sooyaalka Tariikhdii Xayle Silaase

Dire-Dawa: (DjibTalk) di 20/09/2011  —   Taariikhda aadmigu soo maray taniyo intii  uu Ilaahay abuuray dunidan ee ay soo jirtay, waa cibaaro miidhan oo u baahan in dib loo jalleeco si wax loogu qaato.Marka uu Ilaahay (SW) uu innooga warramayo raggii qooqay ee uu Fircoon ka mid a.

Madaxwayne Djibouti iyo raysal wasaaraha Ethiopia oo dhaqaajiyay mashruuca isku xidhka kooraanka

Waxa maanta si rasmi ah loo dhaqaajiyay mashruuca isku xidhka kooraanka Djibouti iyo Ethiopia kasoo laga hirgaliyay goobta loo yaqaan PK  13 ee kutaala duleedka caasimada Djibout

Gadhmalu ka guura gef weeyee gar maaha
Wararka ku saabsan Gadhmalu maaha mid maanta ku cusub dhegaha dadka reer shiniile ee waa mid 20 sano jirsatay in si daacad ah loo furdaamiyana dan iyo muraad  toona cidi kamaa lahaa dadka reer shiniilana arrintaa waxay u arkaan cadaalad da
Dadka rer jabuuti iyo dowladoodu waxay mudan yihiin inlagu daydo

  Tan iyo intii jamhuuriyada jabuuti  xornimada ka qaadatay  gumaystihii faransiiska  oo ku beegnayd 1977  wakhtigaas waxaa ka soo wareegay  mudo 34 sano waxaay iskaga danbeeyay  tiraba labo madaxwayne aallah how naxari.

Deegaanada Meeta iyo Ciid cas oo laga beerayo wax yaabaha laga sameeyo (Bioful) ka iyo halista wayn ee kusoo socota bulshada gobolka Shiniile.

War bixin kusaabsan heshiiskii deegaanka Meeta qayb ka kamid ah loogu ogolaaday shirkad Yuhuuda laga leeyahay oon helay ayaa waxa uu dhigaya in ay ka beeri doonto dhulkaa lasiiyay wax yaabaha laga sameeyo shidaalka loo yaq

 

Le Journal AlQarn en Arabe

Maxamad Fataax Maxamad oo kamid ah masuuliyiinta DDS oo cadaystay fuquuqa iyo dulmiga uu ku hayo dhalinyarada aqoonta leh ee kasoo jeeda gobolka Shiniile.
DIRE DAWA Isliin 12 December 2011 (DjibTalk) -Sida la wada ogsoonyahay dawladda  fedaraalka  Itoobiya iyo dhammaan deegaanada uu dalku ka kooban yahay ayaa ku jira xili  la hirgaliyay nidaamka  dibu habeynta geedi socodka shaqo ee (BPR) loona gudbay BSC  oo ujeedadiisu tahay in nidaam
Harawe,Mille,Hadhagaala Ayshaca iyo Dawanle oo nasiib u yeeshay in ay ka faa’iidaystaan mashruuca isku-xidhka korontada Djibouti iyo Ethiopia.

Waxa maalintii khamiistii ee la soo dhaafay si rasmi ah looga dhaqaajiyay jamhuuriyada Djibouti Mashruuca isku xidhka korontada jamhuuriyada Djibouti iyo dalka Ethiopia oo qayb ka ah qorshaha Ethiopia ee ah in dowl

 

Ciidamada booliska ee dalka Djibouti oo gacanta ku dhigay 3 nin oo ku luglahayd samaynta lacagta dalka oo been abuur ah
DJIBOUTI: khamiis 1 December 2011 (Djibtalk) – Ciidamada booliska ee dalka Djibouti ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen koox ka kooban 3 nin oo sameeyay lacag been abuur ah. Lacagahan been abuurka ah ee 3 nin ay sameeyeen  ayaa iyadu ah lacagta franka Djibouti oo iyadu i
Xubnihii ugu horeeyay ee qurba jooga beesha Ciise ee sahanka u baxayay oo qaybtii u horaysay ay u ambabaxeen geeska Afrika
LONDON:  ARBACA 7 December 2011 (Djibtalk) –  Waxa dhawaan kulan wadatashi ah oo ka dhacay magaalad Leiciester ee dalka Ingriis ka isku gu yimiday xubno katirsan ururka SCS(Sitti Civil Society) ee qurba jooga beesha Ciise oo d.

Copyright 2010-2011 DjibTalk.com - All Right Reserved.

Website Developed By : WebStudio.ca